Waxa keeno gabadha laga dhex hadlayo iyo xanaaqa badan

Waxa keeno gabadha laga dhex hadlayo iyo xanaaqa badan

Waxa keeno gabadha laga dhex hadlayo iyo xanaaqa badan Su’aasha: Asc wlalayaal ad ban idin salamayaa. Waxan rabaa labo suaal in LA iga jawaabo Mida kowaad .maxaa sababa gadhaha laga dheh hadlaay Mida labaad Maxaa keena culayska saaidka ah la dareemo marka wax ban rabtid sida wax aqriska kalsoni la.aanta dabeecad xumo iyo mararka qaar […]

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa Su’aasha: Asc Caajiska ruuxa usan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa maxa keeno sidee looga baaxa mahadsanid Jawaabta: Wahsiga ama caajiska sababo badan ayaa keeni kara waxaana ugu muhimsan kuwa jirka la xiriira, waxaa ka mid ah vitamino qaar inay jirkaaga ka maqan yihiin […]

Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah

Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah

 Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah Culaysyo badan oo dhinacyada nolosha ah ayaan si maalinle ah u dareemayay, inkastoo aanan dhihi karin dhibaatooyin waawayn ayaa I haystay hadana sidaasoo ay tahay marar badan waxaan dareemi jiray diiqad,welwel , walbahaar iyo rajo xumo. Laba waqti ayaan dareemi jiray daganaasho iyo farxad; marka aan masjidka […]

Aayadaha iyo axaadiista oo geerida toos u caddeeyay

Aayadaha iyo axaadiista oo geerida toos u caddeeyay

Aayadaha iyo axaadiista oo geerida toos u caddeeyay Su’aasha: Asalamu Aleikum Walal Waxan Rabey Muwduuc ku sabsan Geerida OO Qoraal Ah Ayado Iyo Axaadith Tooda Watan Adban baan ujeclaan lahaa Inaad Mowduucas oo fahfahsan Iso Qortid Waiga Codsi Walaltinimo Shukran Ilahay SWT haku xifdiyo🙏🏽 Jawaabta: Walaal geerida ama dhimashada waa xaq, noole kaste wuu dhadhaminayaa, […]

Madinimada inay keento malaga yaabaa dabeecad xumo iyo maseyr

Madinimada inay keento malaga yaabaa dabeecad xumo iyo maseyr

Su’aasha: asc Bahda daruuro waxan ahay nin dhalinyaro ah waxan ladhibanahay kalsooni daro, dabeecad xumo, sidoo kale maseer kali socodna waan ahay sidoo kale waxan ahay nin kaligii meel kuso koray yacnii madi ah wax walaal ah oo dhanka hooyo ah majirto aabe iyo hooyana anoo yar ayay isku dhaceen marka inaad kaligaa sookortay masababtaa […]

Noloshayda siigada sidan ayay ku saameysay

Noloshayda siigada sidan ayay ku saameysay

Noloshayda siigada sidan ayay ku saameysay Su’aasha: Asc walaal aniga shahwadayda ayaa kacsan mana aqaani sidaan sameeyo gabar si ah ama sawir ah ama muuqaal haddii aan ku dhex arko mopelkayga isla markiiba dareenkayga ayaa kacaya kadib mararka qaarkood rafaad silic ayaan ku joojiyaa lkn waxaan u badanahay inuu iga adkaado kdib badda siigada igu […]

Gabar aan ku riyoodo markasta anoo xanuunsan

Gabar aan ku riyoodo markasta anoo xanuunsan

Su’aasha: Asc aad ayaan u slaamaya wllha sharafta leh waxa an ahy will dhalin yare ah oo xnuusan xanuunka ihaya dhakhtar waxba wu ka fahmi layahay muddo 7 bilood ah ayan xanusanhy khasatan caloosha jidhka oo marba meel iga dhaqdhaqaqa iyo quraanka oo aan dhagaysto lkn waxba ayn iga dhex hdlyn lkn gariir iyo dubaaxid […]