Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa

Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa

Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa Su’aasha: Wll hadii anigoo safar ah oo gaadhi saaran salaadda wakhtigeedii lagaadho gaadhiguna uu istaagi waayo ama uu marayo meel aan ku habboonayn inuu joogsado salaaddiina sidaa igu dhaafto markaan meeshii aan usocday gaadho hadaan dib kasoo qalleeyo wax dhib ah miyaa kujira. Jawaabta: Sidaas […]

Turki ayaan aadi rabaa maxaad igula talinaysaan

Turki ayaan aadi rabaa maxaad igula talinaysaan

Su’aasha: Asc walaal ayaan taan waxaa I gashay hawo ah inaa turkeyga tago nolol macaan galo somalia dhibteeda iskaga tago lkn qof wax bartay maahi qof shaqeeyana ma ahi lacagta aan ku aadi lahaa xitaa meel aan ka keeno ma haayo hada waxaan ku noolahay garowe waxaan ku noolahay nolol qurux badan familykaaga la noo […]

5 Baasaboor ugu fiican dunida sanadka 2019-ka

Baasaboorka Faransiiska

5 Baasaboor ugu fiican dunida sanadka 2019-ka Baasaboorada ugu awoodda badan sanadka 2019 waxaa shantan baasaboor oo top noqday. Waxaa kaalinta koowad galay baasaboorka Japan. waxaa lagu gali karaa 189 dowlad visa la’aan. kaalinta labaad waxaa galay baasaboorka Singapore. waxaa lagu gali karaa 189 wadan visa la’aan kaalinta seddexaad waxaa galay baasaboorka South Korea kuuriyada […]

Albaabada amarjansiga diyaaradda sida looga baxo

Albaabada amarjansiga diyaaradda sida looga baxo

Albaabada amarjansiga diyaaradda sida looga baxo Diyaaradda waxay ka mid tahay gaadiidka aadka loo adeegsado, wax badan ayay sahal ka dhigtay. laakin marka ay dhacdo dhibkeeda lama soo koobi karo halis weyn ayay leedahay. diyaaradaha waxay leeyihiin albaabo amar jansi ah marka ay dhici  rabaan ayaa la furaa. marka muuqaalkan wuxuu kuu caddeynayaa qaabka loo […]