Categories
Fatwada

Haddii aabahayga arrin aan ka diido caasinimo miyaa

Su’aasha: Asc Daruur, waxan ahay nin dimuqraadiyadda neceb kana soo horjeeda una arka inay tahay nidaam islaamka ka fog oo ree galbeeed, waligay doorasho (vote) man codaynin inaan codeeyaana iima qorshaysna insha allah,, wakhti aan fogayn ayaa nin beeshayada kasoo jeedaa uu doorasho iskusoo Sharraxay, dadkii ayuu qarash gareeyay wuxuna kacodsaday inay u codeeyaan lkn […]

Categories
Fatwada

Hooyadey fidro ma siin karaa mana iga gudmeysaa

Su’aasha: Asc sxb waxaan ku weydiina su aal si dhaqsi leh iigu soo war celi marka nio ani iyo aabe ayaa isla nool marka Aabe ayaa shaqeeya marka fidradeyda iyo tiisa isagaa bixiyo sanad walba marka aniga iyo aabahay fidradeena hadaan hooyadey oo meel kale dagan siino ma naga baxaysaa ta kale Hooyo iyo aabe […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Ducooyinka ay akhrisanayso naagta xaamilada uurka leh

Su’aasha: Asc bahda daruuro waad kumahadsantihiin saad umada aad ugu adegtaan ilahay ha idin xafido aakhiriyo aduunba Wll majirtaa duco ay aqrisato hooyada xaamilada ah sidookale majirtaa duco loo aqriyo cunuga markuu dhasho haday jirto walal ii faa iideeya wan rawaa ilahay ha idin barakeeyee. Jawaabta: Ducooyin si gaar ah ugu soo arooray hooyada xaamilada […]

Categories
Fatwada Riyooyinka Dreams

Saaka Ayan film xun daawaday markaan hurday biyahaa iga baxay

Saaka Ayan film xun daawaday markaan hurday biyahaa iga baxay Su’aasha: Asc Saaka Ayan film xun dawaday anigo radisanay sida gabar loo bikro jabiyo lakin marki aan dareemay inay biyaha IGA so dawadeen Ayan joojiyay kadib musqusha Ayan galay wan istijooday Wana seexday vedioyadi iyo cawrada dumarka isawirmen kadibna wan biyo baxay laba jeer Marka […]

Categories
Fatwada

Kitaabka quraanka weyso la’aan mala akhrinsan karaa

Kitaabka quraanka weyso la’aan mala akhrinsan karaa Su’aasha: Walaal anigoon Wayso qabin qur,aanka ma akhrisankaraa? Marar badan ayaa dhacda oo aan damco inaan qur,aanka akhriyo anigoon wayso qabin, kadib wan ka joogsadaa, wakhtiyada qaarna waan akhriyaa anigoo bilaa wayso ah. Jawaabta: Marka laga hadlo akhriska quraanka iyadoon kitaabka la taabanaynin taas way bannaan tahay qofka […]

Categories
Fatwada

Naag ninkeeda qancin waayay furiin ma dalban kartaa

Naag ninkeeda qancin waayay furiin ma dalban kartaa Su’aasha: Asc Gabar la qabo caruur badana leh Hadi ninka qancin waayo isbadalna laga waayo gabadhaas ma u banantahay iney furiin dalbato FG xaqa Aabanimo si fcn ayu u gutaa dhibka waa xirirka ninka iyo naaagta ka dhexeeyo dhinac wlba FURIIN MA DALBAN KARTAA? Jawaabta: Haddii ay […]

Categories
Fatwada Siyaasa - politics Taariikh - History

Illuminate ma wax jira baa?

Illuminate ma wax jira baa? Su’aasha: Wanku salamay sxb een waxaan ku weydiiyey waxaan arkay dad badan oo ka sheekeynaya urur ay shaydaamada ku mideysanyihiin oo loo yaqaano illuminate marka ururkaan sheydaamada waxay leeyihiin baa lagu sheegay calaamado ayaga u gaar ah oo lagu yaqaano dadka ururkooda ka tirsan marka kooxdan sheydaamada ma bin aadam […]