Ninkayga ayaan furiin ka dalbaday naar miyaan ku galaa

Ninkayga ayaan furiin ka dalbaday naar miyaan ku galaa

Ninkayga ayaan furiin ka dalbaday naar miyaan ku galaa Su’aasha: Asc sh waan kusalamay sheekh waxaan raba bal in aad iisheegto danbigan intuu dhanyahay waxan ahaa gabaryar oon garadkeedu ku filayan waxan laheshiiyay wiil madiya oo abahii kalidii dhalay hooyadana lahayn aana isku dah ahayn markii waa laysu keen maheriyay lkn niman qaar qarabadiisa yahiin […]

Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay

Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay

Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay Su’aasha: Sxb su aal baan ku weydinaya qofkii daawada muuqaalo qaawan hadana ku siigesta zinada miyay ula mid tahay mahadsanid Jawaabta: Daawashada muuqalada qaawan waa dambi foolxun sidoo kale qofka inuu muuqaladaas ku siigaysto waa kasii xun tahay, laakin zinada qofka toos u […]

Qofka sinaysta qasab miyaa inuu guursado naag sinaysata

Qofka sinaysta qasab miyaa inuu guursado naag sinaysata

Qofka sinaysta qasab miyaa inuu guursado naag sinaysata Su’aasha: walaal qofki zineesta ee towbad keena khasab miya inu guursada naag zaniyad ah ama marku gursado kadib in loo dawa maro mise haduu towbad keeno wuu ka badbaada. Jawaabta: Qofka hadduu towbad dhab ah keeno Ilaahay wuu ka dhaafaa dambiga uu galay, wuxuu yiri Alle (SW): […]

Sino ayaan galay xaaskayga ayaa ka ogaatay taleefanka ila taliya

Sino ayaan galay xaaskayga ayaa ka ogaatay taleefanka ila taliya

Su’aasha: A S C, anigu xaas qaba ayan danbi zina ah galay, sidaan zinada ugu dhacayina waxa sabab igu ahayid anigu waxan darawal gaadhi wada marka inta badan safar ban taga maalin malmaha kamid ah anigo safar ku maqan ayu dareen iqabtay marka gabadh iga heli jirtay ayan wacay hotel kan dagana ban ugu yeedhay […]

Nin xaas leh gabadh bikira ah ka sinayistay

Nin xaas leh gabadh bikira ah ka sinayistay

Su’aasha: Salaan sare, darur su’aashan qabo waxa weeyan nin xaas leh ah gabadh kale intu khaayimo wan ku guursan ku idhahdo hadu gabdhaas sino ku bikir jabiyo iyo muda badan na ka sinayisto marka ninkaas madamu gabadhan xumeeyay diiniyan naf’si ahaan isaga xaaskisa ma laga jari karaa ama xaaskisa nin kale inu sino ku sameeyo […]

Qof lacag dadow cunay towbad malaga aqbalaa

Qof lacag dadow cunay towbad malaga aqbalaa

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya nin baa lacag qiyaano ugu shaydana iyo nafba igu qaaday waxana raba inan ninka u tago cafis weydiisto lacagta ka cunay hadda inaan bixiyo ma awooda inan isku dhiibo dhaha ii caafii alle aan u towbad keena dambiga aan galay diinta maxay ka qabta. si deg deg iga soo […]

Qofka sinada galay towbada sidee looga aqbalaa

Qofka sinada galay towbada sidee looga aqbalaa

Su’aasha: Asc Wll aad baan idiinka mahad celinayaa sida quruxda, qaayahaleh ee aad noogu soo jawaab taan su’aalaha. Waxa aan raba inaan idin waydiiyo su’aal aad u qiimo badan, waxayna u dhacaysaa sida tan. Sabanadan dambe waxa aad u badatay faaxishada (zino) waxa ayna noqotay shay Aad ugu badan dhalinta eega, dadka qaarna caado ayay […]