Khadar nabi miyaa mise waa wali saalix ah

Khadar nabi miyaa mise waa wali saalix ah Su’aasha: Wll, “khadir” ma Nabi ayuu ahaa mise wali ilaahay oo saalix ah ? Jawaabta: Walaal culimada muslimiinta way isku khilaafeen khadir (Nabi Khadar) inuu yahay nabi iyo in kale, waxaa badan culimada qaba inuu Khadir nabi yahay waxayna ka qaateen oraahda Alle markuu ka hadlayay nabi […]
Qisada nabi Shiith wiilka nabi Aadam (CS) oo kooban

Su’aasha: Asc bahda daruur. Aad baan idiin salaamay dhamaantiin marlabaad Asc wr wb. Nabi sheeth (Cs.) qisadiisa oo kooban iyo qoomka loo soodiray hadii ay macquul tahay Fadlan idinka codsanayaa. Jawaabta: Nabi Shiith waxaa dhalay Nabi Aadam (CS) markii Qaabiil uu dilay walaalkiisa Habiil 50 sano kadib ayuu dhashay, waxaa laga wariyay ibnu Cabbaas (RC) […]
