Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa Su’aasha: Waswaska soon nadar ah ayan kudibanahay ramadaanka wixi kadanbeeyey ayan isku arkay su’aalo badan OO laidinkaso waydiiyay wan wan arkay keyga wa waali waxyaalo aan macno laheyn xita wan ku waswasaya sida qofkan hadu isalami wayo , hadi rakacadan idafto, hadi sheikh hebal OO kale aan noqon wayo , […]

Soonka waswaska galo su’aalo ku saabsan

Soonka waswaska galo su'aalo ku saabsan

Su’aasha: Kudhawad 1sano waxaa igu badan soonka nadarka ee siigada xalay Ayan oogu dambaysay 10 bari soon hadan mardambe siigaysto Aya iguso dhacaysay marka Hadi wixi aan kuhadlay iyo wixi kalaba aan balanta illahay UGA baxo kwrn madaama anan awoodin inan soomo xita anan kala xasuusan. Jawaata: Waxaan filayaa su’aashan tobanaan jeer ayaan ka jawaabay […]

Qofkii asoon saxuuranin hurdo la tagto soonkiisa ma ansaxaa

Qofkii asoon saxuuranin hurdo la tagto soonkiisa ma ansaxaa

Qofkii asoon saxuuranin hurdo la tagto soonkiisa ma ansaxaa Su’aasha: Asc , xalay suxuurtiibaa idhaaftay, saaka 9:30 am ayan toosay islamarkii ayaan niyaystay soonka salaaddii subaxna aan tukaday ,, soonkaygu ma ansaxayaa. Jawaabta: Hurdada kula tagtay ma saamaynayso niyaddaada, maxaayeelay qofka hadduu niyadda ku hayo inuu barri soomayo oo ay hurdo la tagtay niyaddiisa waa […]

Soonka nadarka haduusan xiriirin kafaaro ma bixin karaa qofka

Soonka nadarka haduusan xiriirin kafaaro ma bixin karaa qofka

Su’aasha: Asc sida aad marar hore ishegteen Hadi ruuxa soon nadar oo xirira ugalay oo fulistisa awoodi wayo khafara ayu laimanaya kwrn Hadi soonka usan xiririn lakin ubadanyahay tuusale 15 jer oo min 30ah isagana ma khafarada miyuu la imanaya ? Aniga waxaan kawalwaln Sanahay siigadi aan sameeyn jiray markasto sameeyo aad Ayan umurugooda in […]

Soonka waajibka si kas ah maloo furi karaa diinta maxay ka qabtaa

Soonka waajibka si kas ah maloo furi karaa diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Culimada qabta in xaaqada Soonka sibiso iyo kuwa leh majabiso ya xoog badan hadi aan Iska laqa Soonka maiga jabaya hadi aan soomanahay soon wajib ah manta soonkina ujabay miyan Iska cuni kara mise wa dambi hadi ruuxa soon wajib ah soomanyahay lakin bishii Ramadaan luguma jura gaajo udaremo sidas ukucuno dambigisa miyu noqonaya […]

Qofkii ka shakiyo soonkiisa inuu buray muddo kadib

Qofkii ka shakiyo soonkiisa inuu buray muddo kadib

Su’aasha: Mudadi an siigeysan jiray 5 sano kahor anigoo Somalia jooga dowr maalmood OO soon ah ayan kujibiyay 2019 Kenya ayan imid 3malmood ayan qaleyay 2021 waswas aya igu dhacay wana Iska dhadiciyay Soonka waqtigas in 3 days kabadna bal inan Soonki dhan aan siigo kujibiyay shakigaa Dib kayimid kwrn. Jawaabta: Haddii soonka aad jabisay […]

Xaakada soonka ma jabisaa

Xaakada soonka ma jabisaa

Su’aasha: ASC manta alx wan soomay lakin waxaa I dibay canduf iyo xaagada wan ogahay canduufta inay Soonka waxba udibin lakin xagada Soonka miyay jabisa marka qar xakada duunta ayay I farisata markan canduufta liiqo ayan dareema marka marka xagada Soonka wax miyay udibta Culimada maxay iskugu khilaafeen kesa xoog badan. Jawaabta: Waxa ku dhibaya […]