Categories
Fatwada

Magaca Mohammed Salah gaalada Mo Salah maxay u dhahaan

Su’aasha: Waxa dhacda gaaladu magaca Mohammed inay usoo gaabsadaan “mo” tusaale ahaan ciyaaryahanka Mohammed Salah waxay inta badan ugu yeedhaan “mo” salah. Hadaba arrintaasi ma waxay tahay inay nabi Mohammed magiciisa ka warwareegayaan maaadaama magacii suubbaneheena uu ahaa, mise siday magacyada kaleba usoo gaabsadaan ayuunbay usoo gaabsadeen. Waxay rajaynayaa su aashayda in la fahmi karo! […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Fasirka xadiiska dumarka caqliyarida iyo diin yarida ku tilmaamay

Su’aasha: Asalamu Aleikum Walal Waxan Rabaa Inaad Aad Xaadiith kan Sawabta Loso Dejiyey iyo Xikmadaha Ku jira Waayo dumar badan baa Inta badan dhinacas Naga So gala Ayago Xadiith ka Farxumeynaya mise been ka sheegaya marka Ino faafahi Insh Allah Jawaabta: Fahanka diinta wuxuu u baahan yahay nusuusta oo dhan in laysu keeno, haddii aad […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas

Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas Su’aasha: Qeybkasto noolasheyda kamid ah waswas aya harereyay tusaale waxbarasho cibaado iyo dhan kastaba hadaan xita mutaqbal kafikiro soon Aya soomi Hadi aan waxa iyo waxa Aya igusodacayo xita Hadi wa khiyaali ah aan kufikiro. suasheyda waswas Kuma sabsana manta Malaga yaaba in Jin igujuro dibkan dhana […]

Categories
Fatwada

Dayaxa mala tagay mise waa been la habeeyay

Dayaxa mala tagay mise waa been la habeeyay Su’aasha: Wll dayaxa in lagaadhay ma runbaa? Diinteenna islaamka marka loo eego macquul ma noqonaysaa in dayaxa la gaaadho Jawaabta: Maraykanka waxay sheegteen 1969-kii inay tageen dayaxa, laakin sida dhabta ah waxay ahayd beentii ugu weynayd oo dadka laga dhaadhiciyay, iyadoo sidaas ay tahay ayaa dad badan […]

Categories
Fatwada

Dumarnimo ma lagu faani karaa taas feminist miyay noqonaysaa

Dumarnimo ma lagu faani karaa taas feminist miyay noqonaysaa Su’aasha: Asalamu Aleikum Walal Qali Sual Ayaan Qabaa Suaashas Waxa Weyaan Dumarnimo Maku Faani Karaa OO Hadan Ku faano Ma danbi Baa Tankale Mala Dhihi Karaa feminist Aya Ku Hoos Duugan ISO jawaab As Soon as possible Shukran🙏🏽 Jawaabta: Dumarnimo inaad ku faanto haddii aad ka […]

Categories
Fatwada

Cuntada qaar haddaan naco islaweyni iyo kibir miyaa

Cuntada qaar haddaan naco islaweyni iyo kibir miyaa Su’aasha: Akhii fillaah su aashaydu waxa weeyaan qofku hadii uu cuntooyinka qaar aanu cunin oo uu dhaho majcecli ama dookhayga maaha oo hadii guriga lagu sameeyo cuntooyinkaas aanu cunin amaba uu banaanka cunto ka doonto arrintaasi kibir miyay noqonaysaa? Jawaabta: Qofka cuntadii xalaal ah wuu cuni karaa […]

Categories
Fatwada

Caruurta gaalada ma garacyo baa maadaama aysan nikaax islaami ku dhalan

Su’aasha: Sida aan ognahay ruux Muslim ah gaal maguursan garo labada ruux ee Muslim ah way is xalalestan lakin galada maxay isku guursadan cunuga gaalada dhaleyn ma garacba Hadi labadisa Walid is layawan xita Jawaabta: Dadka gaalada ilmahooda ma aha garac haddii ay isku guursadaan guurka iyaga u degsan tusaale ahaan yahuudda waxay isku guursadaan […]