Qaabka rusheeyayaashu wax u daaweeyaan diinta ma waafaqsan tahay

Qaabka rusheeyayaashu wax u daaweeyaan diinta ma waafaqsan tahay Su’aasha: Walaal qaabka rusheeyayaashu wax u daaweeyaan diinta ma waafaqsan tahay Jawaabta: Qaabka noocaas ah dumarka in sidaas loo dhex boodo oo qaabkaas loo dhex galo wax diinta ogoshay ma aha, taariikhda islaamka lama hayo habkaas inuu sheekh ama wadaad dumar jin hayo u daaweeyo, waa […]
Bisad baan iga harin inay shaydaan tahay malaga yaabaa

Bisad baan iga harin inay shaydaan tahay malaga yaabaa Su’aasha: Asc bahda daruuro ilahay ah idin xiftiyo aakhiro aduunba idinka iyo awlaadiinaba bogaan waxbadan ayaan kabadatay kana faa iday intaan kusoo biray Walayal waxan maqlay in bisada ama yaan yuurta ay shaydanmadu adeegsadan sh yutub ku jira kadhagaystay hadaba waxaa jirta bisad gurigaya korkiisa aan […]
Sixirka iyo isha iyo jinka farqiga u dhexeeya

Sixirka iyo isha iyo jinka farqiga u dhexeeya Waxaa jira sixir iyo il iyo jin, waxaana u dhexeeya farqi weyn dhamaantooda, waxaan uga hadlaynaa mid kasta si kooban Sixirka waa wax jiro oo ku soo arooray Quraanka kariimka, dadka sixirka sameeyo waxay adeegsadaan shayaadiinta si ay u gaaraan dantooda, sixirka intiisa badan wuxuu ku dhisan […]
Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas

Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas Su’aasha: Qeybkasto noolasheyda kamid ah waswas aya harereyay tusaale waxbarasho cibaado iyo dhan kastaba hadaan xita mutaqbal kafikiro soon Aya soomi Hadi aan waxa iyo waxa Aya igusodacayo xita Hadi wa khiyaali ah aan kufikiro. suasheyda waswas Kuma sabsana manta Malaga yaaba in Jin igujuro dibkan dhana […]
Jinka hadii cunta la siiyo dambi miyaa

Jinka hadii cunta la siiyo dambi miyaa Su’aasha: Asc wll hooyaday ayaa xanuunsan waxaana lagu yiri Jin aad hore bun u siisay ayaa kugu kor ooman Marka si ay u caafimaado u hesho hadii Jinka Cuna lasiiyo ma dambi baa iyadoo la fiirinayo Caafimaadka qofka. Jawaabta: Jinka in cunto la siiyo si uu wax kuugu […]
Cunto jin loo diyaariyey hadii aad cunto Maxaa kugu dhacayo

Su’aasha: Asc waxaa jirta gabadh walashay ah oo mudo xanuusaneysay waxaa la sheegay in ay cuntay Cuno jin loo diyaariyey in lasiiyo walaashay waxaas mey aaminsaneyn Waxayna joogtay guri waxaas Laga aaminsan yahay iyadana way iska cuni jirtay waxa jinka loo diyaariyey mudo kadib ayey xanuunsatay ilaa hadana way xanuunsan tahay su,aasheyda waxay tahay Jinka […]
Jinka dhib ma ii geysan karaa qofka uu saaran yahay haduu ii xanaaqo

Su’aasha: Asc wll webka Daruur aad ayaad u mahadsan tihiin aad ayaan u jeclahay webkan wll waxaan doonayey inaan Su,aal idinka waydiiyo Jinka Waxaa jirta maamo eedaday ah oo jiniyo kusoo dagaan sida la iisheegay waxay ka dhaxashay ayeeyday Hal naag oo Jin ahna waxay kusoo raacday jaceyl oo Dhaxal ma ahan jiniyada Hal iyo […]
