Magaca Mohammed Salah gaalada Mo Salah maxay u dhahaan

Su’aasha: Waxa dhacda gaaladu magaca Mohammed inay usoo gaabsadaan “mo” tusaale ahaan ciyaaryahanka Mohammed Salah waxay inta badan ugu yeedhaan “mo” salah. Hadaba arrintaasi ma waxay tahay inay nabi Mohammed magiciisa ka warwareegayaan maaadaama magacii suubbaneheena uu ahaa, mise siday magacyada kaleba usoo gaabsadaan ayuunbay usoo gaabsadeen. Waxay rajaynayaa su aashayda in la fahmi karo! […]
Magacyo wiilal iyo gabdho casri ah oo qurux badan

Magacyo wiilal iyo gabdho casri ah oo qurux badan Magaca marka la bixinayo waxaa la rabaa in laga eego macnaha uu xambaarsan yahay. Dad badan waxay u bixiyaan caruurta magac aan ku habboonayn oo dad kale ay kaga dayanayaan iyagoon eegin magaca macnaha uu wato. Magacyada wiilasha iyo magacyada gabdhaha, waxaa la rabaa inay ahaadaan […]
Magacyada wiilasha carabta oo fiifiican

Magacyada wiilasha carabta oo fiifiican Magacyada waa waxa ugu muhimsan oo caruurta astaan wanaagsan u noqon kara. Magaca waa shayga la soconaya qofka ynoloshiisa oo dhan laga soo bilaabo yaraanta. Marka ilmaha waa in loo bixiyaa magac qurux badan dhowr jeer ayaan kasoo hadalnay magacyada quruxda badan oo wiilasha loo bixin karo. Waxaa ugu fiican […]
Magacyo wiilasha loo bixin karo oo casri ah xarafka A

Magacyo wiilasha loo bixin karo oo casri ah xarafka A Magaca saan soo sheegnay waa waxa ugu muhimsan oo nolosha aadanaha cinwaanka u ah. Ilmaha wiilal iyo gabdho waxaa habboon magaca loo bixinayo inuu yahay magac aad u fiican oo macne wanaagsan tusinaya, magaca marka uu sidaas yahay meel weyn ayuu ka cayaarayaa. Magacyada dadka […]
Magacyada gabdhaha carabta casriga sanad walba cusub

Magacyada gabdhaha carabta casriga sanad walba cusub Sida la og yahay magaca waa astaan la soconaysa ilmaha walagii marka waxaa laga rabaa labada waalid inay u doortaan wiilasha iyo gabdhaha Ilaahay ku arsaaqay magacyo qiime badan oona tilmaamaya wax wanaagsan casrina ah. Sanad kaste magac ayaa la xiiseeyaa, magacyo waxaa jira aanba duug noqon oo […]
Magacyada dumarka xarafka B ka bilowdo

Magacyada dumarka xarafka B ka bilowdo Waxaan soo sheegnay magacyada gabdhaha oo xarafka A ka bilowdo. Halkan waxaa ku qoraynaa magacyada hablaha oo ka bilowdo xarafka B. Waxaan isku dayaynaa inaan keeno magacyo fiifiican oo soo jiidasho leh sidoo kale macne fiican tusinaya. Waxaa kaloo aan isku dayaynaa inay noqdoon magacyo xul ah oo dadka […]
