Fasirka xadiiska dumarka caqliyarida iyo diin yarida ku tilmaamay

Su’aasha: Asalamu Aleikum Walal Waxan Rabaa Inaad Aad Xaadiith kan Sawabta Loso Dejiyey iyo Xikmadaha Ku jira Waayo dumar badan baa Inta badan dhinacas Naga So gala Ayago Xadiith ka Farxumeynaya mise been ka sheegaya marka Ino faafahi Insh Allah Jawaabta: Fahanka diinta wuxuu u baahan yahay nusuusta oo dhan in laysu keeno, haddii aad […]
Waa maxay quasar ama iftiin cireedka

Su’aasha: Asc dr waxan raba ina kuwaydiyo wamaxay iftin cireedka loyaqan quasar mahadsanid. Jawaabta: Iftiin cireedka loo yaqaano afka ingiriiska “Quasar” carabigana la dhaho “النجم الزائف” ama “شبيه النجم ” waa goob kulul bukhaar ah waxay ku harertaa waxa loo yaqaano duleelka madow carabiga “الثقب الأسود” ingiriiskana waxaa la dhahaa “Black hole “, faahfaahinta laga […]
Meerayaasha Diinta ma sheegtay

Su’aasha: Asc waxaan shaki ku jirin in meerayaal jiraan walibana qaarkood la tagay hadaba Diinta maxay ka qabtaa in dhowr xidigis ama meere ay jiraan Mase lagu Sheegay Waxba kama qabo hadii Sayniska waan been aad ileedahay lkn inta aan baaray Qur,aanka iyo Diinta kuma hayo in xidigo dhulkeena lamid ah jiraan. Jawaabta: Meerayaasha waa […]
Meeqa sano ayaa laga joogaa abuurista dunida iyo nabi Aadam (CS)

Meeqa sano ayaa laga joogaa abuurista dunida iyo nabi Aadam (CS) Su’aasha: Asc walaal Dadku waxa ay dhahaan dunidu waxa ay dhisan tahay malaayiin sano ama waxa lahelay dad noolaa malaayiin sano ka hor noolaa qalfoofkooda Marka maxa ka jira ? meeqa sano ayaase ka soo wareegay nabi aadam (c.s) wakhtigii uu noola ? Mahadsanidin. […]
