Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Qof waayeel 100 jir ah oo jirran salaadda malaga rabaa inuu tukado

Su’aasha: Asc wll bahda daruuro wll su aal Ayayday waa 100 jir qalbiga waa iska caadi lknii tabarta ka dhamaatay salaadii waydiiday halguu wayseeyo waydiiday salaadina waydiiday malagu leeyahay salaadaa Jawaabta: Haddii qofka marba uu miyir leeyahay salaadda kama dhacdo, xataa hadduu awoodi waayo inuu jirkiisa dhaqaajiyo niyadda ayuu ka tukanayaa, marka isku daya inaad […]

Categories
Fatwada

Qofka imaamka haduu salaada faaruqo mala sii wadan karaa mise waa ku celis

Su’aasha: Sxb waku salamay waxaan ku weydiina qofka imaamka ee salaada tujinaya haduu salaada faaruqo ama uu ka baxo jameecada salaadoosa ma sii wadan karaan mise waa faaruqayaan ansax se ma tahay hadii la sii wato salaada Jawaabta: Imaamka salaadda maka faaruqi karo iyadoon jirin arrin daruuri ah, taas Ilaahay ayaa reebay wuxuu yiri Alle: […]

Categories
Fatwada

Laaluushka goormuu xalaal yahay in la bixiyo

Laaluushka goormuu xalaal yahay in la bixiyo Su’aasha: Daruur.com aad baan idiin salaamay marka hore run ahaantii waxaan caadaystay si maalinle ah inaan su aalo idiinsoo waydiiyo waxaanan idiinka mahacdelinayaa sida aad jawaabaha wanaagsan ee climiga kudhisan aad noo siisaan. Webka asxaabtayda iigu dhaw waan wada gaadhsiiyay qaarkoodna way is diwaangaliyeen oo su aalaha way […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa Su’aasha: Caaga bonbilaha ah oo xubnaha taranka dumarka loo sameeyay (siilka caaga) hadan isticmaalo siigo miyaa mise sidokale caagas hadan biyo iska keeno danbi miyaa Jawaabta: Siigada waxaa lagu qeexaa inaad biyaha isaga keento ama aad ku raaxaysanto wax xalaal aan kuu ahayn sida gacantaada ama wax […]

Categories
Fatwada

Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto

Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto Su’aasha: Walaal ajri intee leeg ayaa kujira inaad qof dhiig ushubto? Jawaabta: Haddii dhiigga aad qofka u shubayso dhib uusan u keenaynin caafimaadkaaga waa wanaag iyo kaalmo aad u sameysay qofkaas, waagii hore ma jirin qof dhiigiisa u shubaya qof kale, haddii qofka dhiiga laga […]

Categories
Fatwada

Lacag maloo sarifi karaa qaab deyn ahaan iyadoo ah

Lacag maloo sarifi karaa qaab deyn ahaan iyadoo ah Su’aasha: Asc  Sheekh waxaan sarifay lacag waxan sarifay lacag qiimihiina waan ku heshiinay laakin anuu kama gudoomin ee wuxuu dhahay waan kasoo dabadiri arintaas ribo miyaa mise waa sax Jawaabta: Lacag marka la sarifayo waa in gacan ka gacan laysku guddoonsiiyaa, ama wax u dhigmo in […]

Categories
Fatwada

Salaatu tasaabiix diinta maxay ka qabtaa

Salaatu tasaabiix diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: Wll dhawaan waxaan maqlay salaad layidhaahdo salaatu tasaabiix oo tasbiix badan oo illaa 300 ahi kujiraan oo 4 rakcadood ah,, salaaddaasi matahay mid sugnaatay ? Jawaabta: Salaadda tasaabiix la yiraahdo صلاة التسابيح waxaa qaba fuqahada madaahibta qaar, waxayna u arkaan inay suno tahay, xadiiska kusoo arooray aad ayaa […]