Categories
Bulsho Society Sawirada

Sawirada ugu yaabka badan baraha bulshada

Sawirada ugu yaabka badan baraha bulshada Sawirada ku faafay baraha bulshada oo dad badan ka yaabiyay oo ku tusaya taleefanka gacanta mobile phone inuu ka mid noqday waxyaalaha ugu muhimsan nolosha dadka maanta ku nool dunida. Sawirka koowaad waa nin qowsaar ah oo ari la socda waxaa dhabarka ugu xiran solar oo uu ku kaarikaysanayo […]

Categories
Bulsho Society Sawirada

Soomaalidii hore iyo kuwa hadda rag iyo dumarba

Soomaalidii hore iyo kuwa hadda rag iyo dumarba Marka hore  intaanan ka hadlin waa inaan wax yar tilmaannaa oo la xiriira dhaqanka iyo nolosha soomaaliyeed. Soomaali waxaa lagu tiriyaa dalalka ugu khayraadka badan dunida. Ilaahay wuxuu ku mannaystay waxyaalo aad u badan. Marka laga hadlo cuntada guud ahaan sida hilibka iyo kalluunka iyo furuudka aan […]

Categories
Bulsho Society Sharxidda Axaadiista Talooyinka Consultation

Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay

Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay Calaamadaha maalinta qiyaame waxay u kala baxaan calaamooyin yaryar iyo calaamooyin waaweyn. Calaamadaha yaryar waxay u eg tahay inay dhammaan soo wada muuqadeen. calaamadaha waaweyn ayaa wali aan soo bilaabanin muuqaalkan waxaad ka arkaysaa astaamaha qiyaamaha kuwa si cad usoo baxay uu Nabiga SCW uu sheegay, waxayna ka mid […]

Categories
Bulsho Society Sawirada

Doogga dalka iyo dandarada dadka sawiro

Doogga dalka iyo dandarada dadka sawiro Dalka soomaali wuxuu ka mid yahay dalalka Ilaahay khayraad badan siiyay. laakin waxaa dabiici ah inaan adduunka laysla helaynin wax walbo. Ilaahay wuxuu ka qaaday dalka amaanka iyo nabadda wuxuu ka dhigay umadda ku nool soomaali kuwa is neceb oo isku haysta wax walba. Ilaahay dad ma dulmiyo laakin […]

Categories
Bulsho Society Siyaasa - politics

Cabdiraxmaan Cabdishakuur maxaa lagu haystaa

Dad badan ayaa weerar culus ku qaaday Siyaasiga mucaaradka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Waxay sheegeen inuu duray soo celinta taalada Sayidka. Waxay leeyihiin dadka isaga ku dhegan wuxuu isku sawiray taalo shisheeye wuxuu diidayaa markaas taalada Sayidka. taas uma noqon karto caddeyn inuu taaladaas uu isku sawiray inuu iyada taageersan yahay. sheekada qof meesha uu rabo […]

Categories
Bulsho Society

Quruxda raga maxaa kordhiya

Quruxda raga maxaa kordhiya Quruxda dadka way ku kala duwan yihiin sidey u arkaan, ummad kaste si bay qurux u aragtaa. laakin waxaa jira miisaan lagu garto quruxda guud ahaan. quruxda ragga iyo tan dumarkana isku mid ma aha mid kaste hab ayay leedahay. Quruxda ragga  waxay ka kooban tahay labo dhinac, dhinac waa midda […]

Categories
Bulsho Society News Sawirada

Taallooyinka iyo sheekada baraha bulshada

Taallooyinka iyo sheekada baraha bulshada Dood badan ayaa ka dhalatay dowladda falka ay sameysay oo ah inay soo celiso taalooyinka waddaniga ah. Dadka soomaaliyeed way isku khilaafeen falkan ay ku kacday dowladda soomaaliyeed. Qaar waxay dhaheen dowlad ku fashilan amniga dalka  maxay u taraysaa taallo inay taagto. Sidoo kale lacagta ku baxday waxaa habbooneed in […]