Magalaada gaalkacyo iyo go’aanka Gudoomiye Sanyare

Su’aasha: Gudoomiyaha sanyare ee gaalkacyo waxa uu soo dajiyey go’aan raganimo ah kaas oo ah in magalaada lagu dhex wadan karin qori go’aan kaas sidee loo qaadan karaa maadaamo ay magalaadii amni noqotay. Jawaabta: Waa go’aan laga rabo dowlad kaste inay ilaaliso hubka inuusan gacanta u galin dadka aan loogu talagalin inay qaataan, soomaali waxa […]
Shaxaadka maxaa ku saliday Soomaalida

Shaxaadka maxaa ku saliday Soomaalida Dalalka waxa ay ku hormaraan oo ugu muhimsan waa beeraha iyo deeqda badda. Umadda marka ay ka adkaato cuntadeeda ayay gaari kartaa madaxbanaanaan. Tusaale ahaan soomaali waa dal hodan ah dhinaca beeraha iyo dhinaca xoolaha iyo dhinaca khayraadka badda. Laakin ilaa iyo hadda ma garanayaan dadka sidey uga faa’idaysan lahaayeen […]
Dugaag dadow halkaan ka baro

Somali waa dal barwaaqo ah laakin dadkiisa waayay, waa dal deeq ay ka buuxdo laakin doqon deegaan u noqday. Dalkaas maanta haddii ay la lahaan lahaayeen dad badan dunida ku nool darajo ayuu gaari lahaan dandaradan dulliga ah kuma dirqisnaan lahayn. Dadka soomaaliyeed ma aha dad garanaya danahooda meesha ay ku jirto, waxay u dareeraan […]
Sawirrada Cagaarka iyo barwaaqada Soomaali

Sawirrada dooga iyo barwaaqada Soomaali Sawirradan halkaan ka muuqda waa sawirro cusub oo ku tusiya cagaarka iyo barwaaqada dhulka soomaaliyeed. Sawirradan waxay muujinayaan dhulka iyo xoolaha sida geela iyo lo’da iyo ariga. Soomaaliya waxay caan ku tahay dhul barwaaqo leh iyo dagaal aan dhamaanin. Haddii ay dadka soomaalida qaadan lahaayeen mabda’a islanoolaanshaha waa hore ayay […]
40 neef geel ayaa biriq ku dishay Mudug

Warar ayaa sheegay in afartan neef geel hal ma ku dhintay meel ka mid ah gobolka Mudug. taasna waxaa sabab u ahayd biriq xoogan oo dhufay roobab ka da’yaya halkaas awgood. Roobabka si xoog ayay meesha uga da’yeen taasoo keentay inay geelan ku dhamaadaan halkaas. Sida la og yahay Soomaali maalmahan waxaa ka da’aya roobab […]
Sawiro muujinaya qiimaha Soomaaliya

Sawiro muujinaya qiimaha Soomaaliya Soomaali waxaa Ilaahay siiyay dhul aad u wanaagsan. maanta hadday soomaalidu ahaan lahaayeen dad meel dheer wax ka arko waxay ku noolaan lahaayeen dal aad u hormarsan. Soomaali waxay la tartami lahayd dalal maanta lagu tilmaamo inay hormar weyn gaareen. Hantida waa dhulka dal marka uu haysto dhul barwaaqo wax kaste […]
Dhulka NFD wax ka ogow oo lagasoo gaabiyay Northern Frontier District

Dhulka NFD wax ka ogow oo lagasoo gaabiyay Northern Frontier District NFD waxaa lagasoo gaabiyay kalmadaha ah: (Northern Frontier District) oo laga wado (Degmada Xuduuda Waqooyiga) waa dhul soomaaliyeed oo aad u baaxad weyn. Waxaana la qiyaasaa in magaca loo bixiyay 1902. Xuduudka halkaas waxaa loo […]
