Habarta rabta Soomaali inay dhaqan xun qaataan

Habarta rabta Soomaali inay dhaqan xun qaataan Qorshaha lala maagan yahay bulshada soomaaliyeed ma aha wax hadda yimid. Soomaali maxaa lagu haystaa? ماذا ارتكب الصوماليون؟ Kaalinta kacaanka uu ka qaatay dhaqanrogga. دور الثورة في تغيير العرف Danta laga lahaa burburka 30-ka sano. الهدف من التدمير خلال 30 عاما Madax badan oo hoos gaalo ka […]
Soomaalidii hore iyo kuwa hadda rag iyo dumarba

Soomaalidii hore iyo kuwa hadda rag iyo dumarba Marka hore intaanan ka hadlin waa inaan wax yar tilmaannaa oo la xiriira dhaqanka iyo nolosha soomaaliyeed. Soomaali waxaa lagu tiriyaa dalalka ugu khayraadka badan dunida. Ilaahay wuxuu ku mannaystay waxyaalo aad u badan. Marka laga hadlo cuntada guud ahaan sida hilibka iyo kalluunka iyo furuudka aan […]
Astaamaha naagta xun lagu garto oo kooban

Astaamaha naagta xun lagu garto oo kooban Naagta xun astaamaha lagu garto si aad uga fogaato guurkeeda waa astaamaha soo socda. Gabadha xun ma xishooto iyadoo rag badan ama meel bulsho joogto raga ayay la faracayaareysaa ama way la kaftameysaa. Naagta xun way been badan tahay hadallo aan jirin ayay sheegaysaa. Gabadha xun dumarka qaabka […]
