Categories
Bulsho Society

Haweeney la qabo oo nin kale la tumato

Haweeney la qabo oo nin kale la tumato Naag la qabo oo nin kale la raaxaysato waa arrinta ugu xun fal ahaan adduunka. naagta marka ay gaarto heerkaas waa u dhammaatay, waayo naagta marka la qabo oo nin kale galmo la sameeyo uurka ay ka qaaddo ninkeeda ayay u tiirinaysaa, gabadha bikrada ama naagta doobka […]

Categories
Bulsho Society

Naag la qabo oo nin kale la xiriirayso

Naag la qabo oo nin kale la xiriirayso Married women and their relationship with other men Samanka aan joogno waa saman la yaab badan, waxaa sahal noqday xiriirka ka dhexeeya dadka waxaa isla xiriiri kara dad aan is garanaynin. waxaa soo baxay waxyaalo sahal ka dhigaya inay dadka isbartaan iyagoon isla joogin ama is arkin. […]

Categories
Bulsho Society News Sawirada

Sawirada kulanka Sh Umal iyo MD Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abdulahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay xubno matalayey isxilqaameyaasha howlaha Gurmadka Fatahaadaha ee qaar ka mid ah gobollada dalka iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya. Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan dadaallada gurmadka ee shacabka Soomaaliyeed ay u fidinayaan walaalahooda ku dhibaataysan fatahaadda waxa uu ka dhageystay xubnahan oo isugu jiray […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Muluukhiyada faa’idada caafimaad ay leedahay

Dhakhaatiirta cuntada takhasuska u leh waxay sheegeen inay leedahay muluukhiyada faa’idooyin caafimaad aad u badan waxaa ka mid ah: 1- caafimaadka wadnaha 2- nidaaminta cadaadiska dhiigga 3- nidaaminta shaqada dheefshiidka 4- kahortagidda dhiigyarida 5- joojinta hordala’aanta 6- xoojinta isdifaaca jirka waxyaalo kale oo badan ayay leedahay oo halkaan aan lagu soo koobi karin. inta lasoo […]

Categories
Bulsho Society

Dumarka la qabo oo nin kale eego

Dumarka la qabo oo nin kale eego Waxaa ugu xun adduunka naag nin qabo oo nin kale wax ka raadinayso, waayo ma jiraan wax ku kallifaya arrinkaas, jacaylka ay u baahan tahay way haysataa galmana way haysataa, marka maxaa ku kallifaya nin kale inay raadiso oo ay shukaansi la gasho. taas waa dhilanimo iyo edbdarro, […]

Categories
Bulsho Society News

Deeq waxbarasho Jaamacadda Qatar

Deeq waxbarasho oo tayo leh ayaa Jaamacadda Qatar usoo bandhigtay ardayda ku nool dacallada dunida oo dhan. halkaan ayaad ka heli kartaa qaababka loo xareysto deeqda waxbarasho ee ay bixinayso jaamacadda Qatar. Jaamacada Qatar University waxay bixinaysaa Deeqo waxbarasho Master iyo PhD oo lacag la’aan ah. Deeqda waxay ka koobantahay kuliyadaha caafimaadka nuucyadiisa kala duwan, […]

Categories
Bulsho Society

Daawo nin cadaan oo Af-soomaali ku hadlaya

Daawo nin cadaan oo Af-soomaali ku hadlaya Afka soomaaliga oo ka mid ah afafka ugu quruxda badan dad badan ayaa afka soomaaliga barta dunida meel walba. jaamacado badan yaa laga bartaa afka soomaaliga. dadkaas waxaa ka mid ah carab iyo cadaanba. muuqaalkan waxaad ka daawanaysaa nin cadaan ah oo af soomaali ku hadlaya:     […]