Soomaalidii hore iyo kuwa hadda rag iyo dumarba

Marka hore  intaanan ka hadlin waa inaan wax yar tilmaannaa oo la xiriira dhaqanka iyo nolosha soomaaliyeed.

Soomaali waxaa lagu tiriyaa dalalka ugu khayraadka badan dunida.

Ilaahay wuxuu ku mannaystay waxyaalo aad u badan.

Soomaalidii hore iyo kuwa hadda rag iyo dumarba
Soomaalidii hore iyo kuwa hadda rag iyo dumarba

Marka laga hadlo cuntada guud ahaan sida hilibka iyo kalluunka iyo furuudka aan lasoo koobi karin.

laakin waxaa ka maqan maamul hagi kara amuurahaas.

dowlad toosan ilaa iyo hadda waa la la’yahay.

Waddanka amaan ma laha dilalka shirqoolka aad ayay  ugu badan yihiin.

Musuqmaasuqana meel kaste ayuu galay.

Soomaali waxaa kaloo laga helaa waxyaalo aan laga helin dowladaha qaar xagga furuudka iyo geedaha. waxaa kaloo jooga dad kasoo jeeda carab iyo hindi iyo Faaris oo keenay dhaqamo badan oo kusaabsan cuntada.

waxaa kaloo ka jira soomaali yaab leh dadka sancada sameeyo soomaali waa laga yasaa lama qiimeeyo.

tusaale ahaan kabaha watarburuufka loo yaqaano waxaa laga sameeya bambiirada lugaha gawaarida waa kabo aan biyo wax ka tarin iyadoo sidaas ay tahay soomaalida way liidaan qofka wato waxaa loo arkaa inuu liito.blank

cuntada soorta ama cambuulada waa la yasaa.

waxaa loo arkaa bariiska iyo baastada iyo rootiga inay yihiin cunto reer magaal.

taasoo dhan waxaa ugu wacan jahliga ay somaalida ku jiraan.

adduunka marka aad tagto waxaad arkaysaa ummad kaste waxay haysataa dhaqankeeda xagga cuntada iyo labiska mana liidaan dhaqankooda.

Bulshada waxaa sal adag u ah hooyada.

soomaalida waagii hore dhaqankooda wuxuu ku salaysnaa tixgalin iyo wanaag taasna waxay u noqonaysaa diinta islaamka.

waxaa ku jiro gabdho oo diintooda ku dhegan oo aan raacin dhaqanka xun ee maanta lala boodayo.

dumarkaas meel kaste ayay joogaan dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba.

waxaa kaloo jira haween soomaaliyeed oo falaago noqday, tusaale ahaan dumarka soomaaliyeed marka ay galeen waddamada reer galbeedka qaar badan ayaa aad uga soo horjeestay dhaqanka soomaaliyeed gaar ahaan kan diinta ku salaysan.

qaar baa xishoodka ka tagay dhar qaawan ayay qaateen  qaar ragooda ayay iska fureen  waxay bilaabeen inay guurdoon cusub noqdaan  ninkay guursadaanba inay iska furaan.

waxaad arkaysaa naag soo guursatay rag gaaraya 10 nin.

waxasoo dhan waxay tilmaamayaan soomaalida marka ay u dhowaadeen dhaqanka gaalada inay aad isu rogeen.

waagii hore soomaalida way adkayd inay is furaan daruuro inay keento mooyee furiinka wuu adkaa, laakin 30kan sano  ugu dambeeyay furiinka wuxuu iska noqday biyo la cabbayo, gudaha iyo dibaddaba.

Soomaalida maanta iyo kuwii hore farqi weyn ayaa u dhexeeya.

xitaa xagga aqoonta marka la eego waxaad arkaysaa dadkii hore inay ahaayeen dad miisaan leh.

 

Habarta rabta Soomaali inay dhaqan xun qaataan

 

Somalis past and present, both men and women

First, before we talk about it, we must explain a little about Somali culture and life.

Somalis are considered one of the richest countries in the world.

God has blessed them with many things.

When it comes to food in general, such as meat, fish, and fruits, they are inexhaustible.

But they lack an administration that can guide these matters.

A straight government has been missing until now.

The country is not safe, assassinations by conspirators are very common.

Corruption has penetrated everywhere.

Somalis also find things that are not found in some countries in terms of fruits and plants. There are also people from Arab, Indian, and Persian origins who have brought many cultures related to food.

There are also strange Somalis, Somali artisans are ignored and not valued.
For example, the so-called watarburufka shoes are made from the trunks of cars. They are shoes that are not waterproof, and in this case, Somalis are poor, and the person who wears them is considered poor.
The food is made of soorta or cambulada.

Rice, pasta, and bread are considered urban food.

All this is due to the ignorance of Somalis.

When you go around the world, you see that every nation has its own culture in terms of food and clothing, and they are not poor in their culture.

The foundation of society is the mother.

In the past, Somalis’ culture was based on consideration and goodness, and this is reflected in the Islamic religion.

There are girls who are loyal to their religion and do not follow the bad culture that is being practiced today.

These women are everywhere in the country and abroad.
There are also Somali women who have become rebels, for example, when Somali women entered Western countries, many of them strongly opposed Somali culture, especially that based on religion.

Some abandoned their modesty and wore naked clothes, some divorced their husbands, and began to become new wives, and they divorced every man they married.

You see a woman who married 10 men.

All this indicates that Somalis have changed a lot when they have become close to pagan culture.

In the past, it was difficult for Somalis to divorce unless they caused a storm, but in the last 30 years, divorce has become a common practice, both internally and externally.

There is a big difference between Somalis today and those in the past.

Even in terms of knowledge, you can see that the people of the past were people of weight.

Leave a Reply