Jeexjeexa jirka raga iyo cuntada jimicsiga

Jeexjeexa jirka raga iyo cuntada jimicsiga Su’aasha: Asc wll mcn waxaan samayn jiray subaxdii labo xabo oo ukun ah ayaan cuni jiray qado fcn habeenkii na digirta guriga taala kala bar ayaan cuni jiray futadayda iyo bowdadayda waxaan ku arkay jeex jeex tiro badan gacmaha sare jeex jeex yar kilkisha oo asagana jeex jeex yar […]
Proteinka hadan iska badin dhib miyaa

Su’aasha: Asc markaa rabtid inaad jirka dhistid waxyaaba badan ayaad ubahantahay sida qudaar ukun hilib digaag wa macquul inaada wada helin marka hadii protein powder an isticmalo si tartartiib ah intii bil loogu tala galay an sadax bil ku isticmalo dhib ma ikeneysa. Jawaabta: Dhibka waa kaa yaraanaa markastoo ay muddada dheeraato, saan sheegnay dhibka […]
Protein-ka ugu fiican iyo kacsiga

Protein-ka ugu fiican iyo kacsiga Su’aasha: Protein ka wa laba nooc mid wa mass gainer murqaha ayaa lagu dhisa midna wa weight gainer miisanka ayaa lagu kordhiya ayado kan miisanka lagu kordhiyo xita hadaad training adag kusameyso Adan ku cayileynin oo jirka kugu dhismayo hadana dadka waxay isku qalafan inuu raganimada yareeya qof an waligii […]
Cuntada jirka lagu dhiso iyo dareenka kacsiga

Cuntada jirka lagu dhiso iyo dareenka kacsiga Su’aasha: ( 1 ) Asc wllow hir dhis ayaan ku jiraa oo aniga gurigayga ku sameeyaa maarkaan arko qof iga murqo wayn waan challenge gareeya waan la qabsaday hadaadan jirkayga dhisin waxaan umalaynayaa dadka in ay icaynayaan naftaydana waan ku difaacaa Daareenkaygana waa badan yahay waxaan cuna digirka.kallunka.ukunta.caanaha […]
Sida ugu fiican oo murqaha jirka loo dhiso

Su’aasha: Dr murqahaygu si kasta aan u jimicsado ma noqdaan kuwa adkaada ee waa kuwa jilicsan markasta ee maxaa u xal ah dr adoo mahadsan. Jawaabta: Xubnaha adag jirka waxay u roon yihiin qofka marka uu jimicsi sameeyo uu adkeeyo calooshiisa aad bay ugu fiican tahay, waxay u roon tahay difaaca jirka haddii jug ay […]
Waa maxay sigis baag dumarka maka helaan

Su’aasha: Marka hore bahda Daruur wad mahadsan tihin su’ashaydu waa maxay sigis baag, waxan maqlay hablaha raga sigis baag leh aad bay uga helaan ma runbaa raga sigis baaga leh miyay ka caafimaad fiican yihiin raga caloosha leh? Jawaabta: Ereyga siga baag asalkiisa waa erey english ah : six-pack ayuu ka ymid ereyga Pack waa […]
Quruxda raga maxaa kordhiya

Quruxda raga maxaa kordhiya Quruxda dadka way ku kala duwan yihiin sidey u arkaan, ummad kaste si bay qurux u aragtaa. laakin waxaa jira miisaan lagu garto quruxda guud ahaan. quruxda ragga iyo tan dumarkana isku mid ma aha mid kaste hab ayay leedahay. Quruxda ragga waxay ka kooban tahay labo dhinac, dhinac waa midda […]
