Naagaha dunida ma xuurulcayn baa laga dhigayaa aakhiro

Su’aasha: Waxaan rabey inaad igaga jawaabtaan Gabdhaha Aduunyada joogo ee aakhiro janada gali doono xuural ceyn miyey noqonayaan ma nin koodi uun baaa la raaxeysan doona mise niman kale haduu ninku Ahlu jano yahay Jawaabta: Naagta adduunka ku nool oo jannada gasho Xaaladdeeda waa afar xaaladood middood: 1- naagta dhimatay oo aan guursanin iyo naagtii […]
Ruuxaanta ama heer aakharaadka wax jira ma yihiin

Su’aasha: Waxaan maqalnaa oo mararka qaarkood aflaamta hindiga aan ku daawanaa iyadoo la leeyahay filim ka sheekeynaayo qof dhintay hadana isagoo reer aakharaad ah, dadka dilaayo. Marka waxaan ku wareeray in ayihiin wax jira heer aaqaraadka iyo ruuxaanta la sheego arintaasna diintu maxay ka qabtaa? Jawaabta: Sharciga islaamka ma qabo waxaas, mana aha in la […]
Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay

Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay Calaamadaha maalinta qiyaame waxay u kala baxaan calaamooyin yaryar iyo calaamooyin waaweyn. Calaamadaha yaryar waxay u eg tahay inay dhammaan soo wada muuqadeen. calaamadaha waaweyn ayaa wali aan soo bilaabanin muuqaalkan waxaad ka arkaysaa astaamaha qiyaamaha kuwa si cad usoo baxay uu Nabiga SCW uu sheegay, waxayna ka mid […]
