Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan

Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan Waxtarka sanbuuska dhanka caafimaadka waxay ku xiran tahay sanbuuska waxa lagu shubay, haddii ay yihiin waxa lagu shubay wax nafaqo leh sanbuuska markaas wuxuu noqonayaa mid nafaqo leh. Caadi ahaan sanbuuska waxaa lagu shubaa hilib iyo basal iyo barbarooni, taas waxay keenaysaa inuu ka kooban yahay waxyaalo kala […]
Riyada cunitaanka liin dhanaanta waa maxay

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo cunaya Liin dhanaan Qalaal ah wayna macaneed marka maxaa lagu fasira Liin dhanaan qalaal ah. Jawaabta: Riyada cunidda liin dhanaanta waxay tilmaamaysaa inaad ku dhici doonto dhibaatooyin oo kuu keenaya galbigaaga wanaaggiisa waxaa laga yaabaa dad inay ku siraan oo si dhib aad wax ku hesho wuxuu […]
Sawirada sambuuska Soomaaliyeed

Sawirada sambuuska Soomaaliyeed Soomaali waxay caan ku tahay cuntada loo yaqaano sambuus. waa dhaqan aad loogu yaqaano daafaha dalka soomaaliya waxaa la sheegaa sambuuska inuu kasoo galay India laakin soomaalida waxyaabo ayay ku dareen qaab kale ayay u yeeleen. carabta sambuuska waxay galiyaan qudaar ama farmaajo laakin soomaalida waxay dhex galiyaan hilib iyo basal ama […]
Soomaalidii hore iyo kuwa hadda rag iyo dumarba

Soomaalidii hore iyo kuwa hadda rag iyo dumarba Marka horeĀ intaanan ka hadlin waa inaan wax yar tilmaannaa oo la xiriira dhaqanka iyo nolosha soomaaliyeed. Soomaali waxaa lagu tiriyaa dalalka ugu khayraadka badan dunida. Ilaahay wuxuu ku mannaystay waxyaalo aad u badan. Marka laga hadlo cuntada guud ahaan sida hilibka iyo kalluunka iyo furuudka aan […]
Raaxada dalka laga heli karo iyo rafaadka qurbaha

Raaxada dalka laga heli karo iyo rafaadka qurbaha Raaxada dalka taallo waa raaxo aad u macaan badan. laakin waxaa la la’yahay dad ka faa’idaysto. raaxada dadka waxay ku badaleen qaxar iyo kadeed. Dadka soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan rafaad iyo dhib ayaa daba taagan. Taasna rag iyo dumar yar iyo weyn oday iyo habar dhamaan […]
Faa’idooyinka masagada cad caafimaadka laga helo

Faa’idooyinka masagada cad caafimaadka laga helo Faa’idooyinka masagada ama moordida cad Dadka aqoonta u leh cuntada waxay sheegeen in masagada ay leedahay faa’idooyin badan waxaa ka mid ah: 1- waxay xoojisaa lafaha sidoo kale ilkaha, cudurka lafa burburka ayay ka ilaalisaa qofka cunaya masagada 2- jirka waxay siisaa awood badan iyo firfircooni 3- waxay nidaanmisaa […]
