Riyada qoraxda oo kasoo baxayso meesha ay u dhacdo

Su’aasha: Asc wiil aan isku asxaab nahay ayaa ku riyooday qoraxda oo ka soo baxaysa xaga ay u dhacdo Oo qof uuna arkaynin uu dhawaaqayo kaaso leh Tawbadu way xiran tahy Maxa lagu fasiri kara ridaas Mahadsanidin. Jawaabta: Riyada wax weyn ayay tilmaamaysaa oo la xiriira nolosha qofka riyadaas arkay, marka hore waa digniin looga […]
Riyada Aduunyo gadoonka

Su’aasha: Asc Walaalaha Daruur waxaan ku riyooday Aduunyo gadoon aniga oo qol irid banaan ah jiifo in dhulka dhan uu gubtay oo aan Lugaha ka gubtay hadana Xanuun ma dareemayo deg deg ayaan qolka ugu Soo baxay familkeena iyo dadka oo dhan ayaa isku dhex yaac ka jiraa waxaa la leeyahay Aduunyada way Dhamaatay Waa […]
Riyada buunka qiyaame iyo dabayl daran

Su’aasha: Asc wll waxan arke riyo madaxeyga ka bixi la ila hada Waxan ku riyooday iyadoo suurkii qiyaamaha la yeerinayo dabeel badanne ey socoto aniga kursi aan ku fadhiye ayaan ka dhacay waana ashahaatay kidib ina dhinte anoo isku moodo ayan soo kacay anoo dhahayo alla sakaraadka ayan dhadhamiye oone dhahayo rabiyow raxmanow anoo ashahaadanayo […]
Riyada axwaasha qiyaamaha iyo geerida

Su’aasha: ASC wad kumahadsantihiin sida wanaagsan ee aad su’aalaha ugajawabtan dowr sualod ayan jeclahay inan idin waydiiyo 1.habeendi udambeyay wan isku arkay anigo sookacay 2.00am anigo waliba cabsanayo habeena isku xig xiga ayan waqtigan sookacay caado umalahan jirin lakin halay ayan sookacay isla waqtigi anigo riyo cabsi badan arkay dad dhintay axwaasha qiyaamaha waxyaalo geeri […]
Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay

Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay Calaamadaha maalinta qiyaame waxay u kala baxaan calaamooyin yaryar iyo calaamooyin waaweyn. Calaamadaha yaryar waxay u eg tahay inay dhammaan soo wada muuqadeen. calaamadaha waaweyn ayaa wali aan soo bilaabanin muuqaalkan waxaad ka arkaysaa astaamaha qiyaamaha kuwa si cad usoo baxay uu Nabiga SCW uu sheegay, waxayna ka mid […]
