Sida ugu fiican oo murqaha jirka loo dhiso

Sida ugu fiican oo murqaha jirka loo dhiso

Su’aasha: Dr murqahaygu si kasta aan u jimicsado ma noqdaan kuwa adkaada ee waa kuwa jilicsan markasta ee maxaa u xal ah dr adoo mahadsan. Jawaabta: Xubnaha adag jirka waxay u roon yihiin qofka marka uu jimicsi sameeyo uu adkeeyo calooshiisa aad bay ugu fiican  tahay, waxay u roon tahay difaaca jirka haddii jug ay […]

Waa maxay sigis baag dumarka maka helaan

Waa maxay sigis baag dumarka maka helaan

Su’aasha: Marka hore bahda Daruur wad mahadsan tihin su’ashaydu waa maxay sigis baag, waxan maqlay hablaha raga sigis baag leh aad  bay uga helaan ma runbaa raga sigis baaga leh miyay ka caafimaad fiican yihiin raga caloosha leh? Jawaabta: Ereyga siga baag asalkiisa waa erey english ah   : six-pack ayuu ka ymid ereyga Pack       waa […]

Quruxda raga maxaa kordhiya

Quruxda raga maxaa kordhiya

Quruxda raga maxaa kordhiya Quruxda dadka way ku kala duwan yihiin sidey u arkaan, ummad kaste si bay qurux u aragtaa. laakin waxaa jira miisaan lagu garto quruxda guud ahaan. quruxda ragga iyo tan dumarkana isku mid ma aha mid kaste hab ayay leedahay. Quruxda ragga  waxay ka kooban tahay labo dhinac, dhinac waa midda […]

Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo

Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo

Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo sidey u arkaan gabdhaha ninka calool weyn leh Baruurta caloosha iyo waxyaalaha siyaadiya ama yareeya rag iyo dumarba Baruurta caloosha waa midda ugu daran oo dhibka u keenta caafimaadka waxay ka dhalataa. 1- subagga 2- caanaha 3- shukulaatada 4- xalwada 5- […]