Marka qaraxa lagu dilay Hodan Naaleeye Ing Yriisow wuxuu ku qoray baraha bulshada hadalkan:

blank

Ing Yarisow iyo Hodan Naleye
Ing Yarisow iyo Hodan Naleye

blankSoomaalida dadka daacadka ah cadow baa daba socda qof kastoo raba inuu magaca soomaali wax u qabto ama dalka wanaag ku soo celin raba qarax ama shirkool kale ayaa lala beegsanayaa.

Hodan Naaleye waxay ka mid ahayd dumarka soomaaliyeed oo muujinaysay soomaalida dhaqankooda, waxayna kasoo tagtay qurbaha siday soomaalida usoo dhex gasho.

Leave a Reply