Marka hore waxaa la keenaa toon kaddibna si fiican ayaa loo shiidaa markaas waxaa lagu daraa saliid saytuun kaddib dabka ayaa la saarayaa ilaa 6 daqiiqo kaddib iyagoo qandac ah ayaa si fiican loogu daliigayaa madaxa markaas kaddib waxaa la sugayaa 1 saac oo kale markaas ayaa laga dhaqayaa waxaa la samaynayaa 2 jeer toddobaad […]
