Abiy Ahmed oo shaal loo saarayo sawir

Sawir aad ugu faafay baraha bulshada. sawirkaas oo kulmiyay RW Itoobiya Abiy Ahmed iyo MD soomaalida Itoobiya Mustafa Cagjar iyo Ahmed Shide. sawirka waxaa ka muuqda isu dhowaansho ka dhexeeya soomaalida iyo Oromada. waxaa loo saarayaa Abiy Ahmed shaal
Gabar oo bannaanka soo dhigtay qabiilka Axmed Shide

Dadka soomaaliyeed aad waxay uga helaan qofka inay qabiilkiisa ogaadaan, soomaalida badankooda ayaa sidaas u dhaqma. dad badan waxaad arkaysaa raba inay ogaadaan qof ay jidka ku bartaan ama meel guud qabiilkiisa. marka xamed shide oo ka mid ah siyaasiyiinta soomaalida itoobiya ayaa dad badan aaminsan inuu yahay oromo ee uusan ahayn soomaali. gabar soomaaliyeed […]
