Waa maxay cayayaanka baraha bulshada?

Waa maxay cayayaanka baraha bulshada? Marka ay soo baxeen websiteyada loo yaqaano baraha bulshada social media sida Facebook, Twitter iwm. waxaa soo baxday arrin dad badan aysan la soconin taas oo ah dowladaha qaar ama shirkadaha qaar ama dadka qaar inay samaystaan koox shaqoodu tahay inay baraha bulshada wax ku qoraan iyagoo hal meel ka […]
Ninkayga baraha bulshada falalkan buu ku sameeyaa

Su’aasha: Ninkayga wuxuu ku walan yahay baraha bulshada dumarka ayu kula shekeystaa bartaas, marka an ka reebo wuxuu igu yirahdaa adiga waxad tahay nag aan iso jidanin marka afar ayaa ii banaan iga daa dhibka, waxaan sameyo ayan garan la’ahay ninkan ma igu habon tahay inan lasii noolaado maxaad talo i sinaysan walalyaal mahadsanidin. Jawaabta: […]
Digniin ku socota dadka baraha bulshada

Digniin ku socota dadka baraha bulshada Waxay soo dhigaan gaalada sawiro quraanka oo lugaha la saarayo ama musqul lagu ridayo Dadka waxaas faafiya waxay kusoo qoraan walaal qofkan habaar. yaan lagu sirin taas yaan lagugu sirin, waayo qofka waxaas sameeyay ujeeddadiisu waa in la faafiyo marka waxaa lagaa rabaa qofka aad aragto oo waxaas faafinaya […]
Labo eey oo baraha bulshada qabsaday

Labadan eey waad u jeedaa dhar in loo xiray, wadan ka mid ah wadamada barafka ka dhaco, ayaa waxaa lagu arkay eeyaha ku nool oo dharka dhaxanta loo xiray, qabowga aad u batay dartii. sawirada waxay noqdeen kuwa ugu faahsan baraha bulshada, aad ayaa loo sheergareeyay, dadka oo aad ula yaabay fikraddan yaabka badan. caadi […]
