Xildhibaanada dibadda ka yimid tusaale ahaan Muna Kay

Xildhibaanada baarlamaanka soomaaliyeed waxay isugu jiraan labo qayb. qayb gudaha degan oo aan baasaboor kale haysanin iyo qayb dibadda ka timid oo baasaboor ajnabi wadata. Waxaa ka mid ah qaybtan Muna Kay oo ah gabar somaaliyeed maraykanka deganayd oo soo gashay baarlamaanka. Muna kay waxay ka mid ahayd dadka taageersan dowladda RW Xasan Cali Kahyre. […]
Muna Kay maxay ku lahayd dalka Maraykanka

Muna Kay maxay ku lahayd dalka Maraykanka Muna Kay waxay ahayd inatysan siyaasadda Soo galin qof fashion caan ku ah, waxay ku lahayd dalka maraykanka meelo ganacsi oo dharka laga iibiyo. waxay noqotay xildhibaan waxay ku biirtay baarlamaanka soomaaliyeed, Muna Kay ma ahayn mucaarad, laakin marka ay waxyaalo qaar kasoo horjeesatay ayaa loo arkay inay […]
Muna Kay iyo dadka sidey u arkeen waxa ku dhacay

Muna Kay iyo dadka sidey u arkeen waxa ku dhacay Muna Kay oo ka mid ah xildhibaanada ka yimid qurbaha ayaa maalmahan aad u qabsatay baraha bulshada, marka ay ku dhacday arrinta ku dhcday, dad badan ayaa la saftay oo u arkay waxa lagu sameeyay inuu yahay wax ka fog cadaaladda laga rabay dowladda, dadka […]
Xil. Muna Kay oo muuqaal soo duubtay

Waxaa aad loogu faafiyay saadaha lasoo dhaafay video ay soo duubtay Xildhibaanad Muna Kay kaasoo qabsaday baraha bulshada iyadoo ka hadlaysa dhibka loo geystay, muuqaalkan waxay ku weerartay xukuumadda RW Xasan Cali Khayre. Muna Kay oo ah gabar ka timid dalka maraykanka aad ayay u taageeri juirtay Farmaajo iyo Khayre, laakin hadda waxaad moodaa inay […]
