Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida

Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida Sawirada waxay ku faafeen baraha bulshada. waxaa la sheegay in Farmaajo iyo Xaaskiisa ay ka qaybgaleen nadaafadda caasimadda dalka Itoobiya Addis ababa . Waxaa ku jira sawirka RW Itoobiya Abiy Axmed oo iyaga la shaqaynaya. Sawirkan haddii uu sax yahay kuma habboona madaxweynaha soomaali inuu sidaas u dhaqmo. Farmaajo wuxuu […]
Gabar oo bannaanka soo dhigtay qabiilka Axmed Shide

Dadka soomaaliyeed aad waxay uga helaan qofka inay qabiilkiisa ogaadaan, soomaalida badankooda ayaa sidaas u dhaqma. dad badan waxaad arkaysaa raba inay ogaadaan qof ay jidka ku bartaan ama meel guud qabiilkiisa. marka xamed shide oo ka mid ah siyaasiyiinta soomaalida itoobiya ayaa dad badan aaminsan inuu yahay oromo ee uusan ahayn soomaali. gabar soomaaliyeed […]
