Marka hore waxaa la keenaa toon
kaddibna si fiican ayaa loo shiidaa
markaas waxaa lagu daraa saliid saytuun
kaddib dabka ayaa la saarayaa ilaa 6 daqiiqo
kaddib iyagoo qandac ah ayaa si fiican loogu daliigayaa madaxa
markaas kaddib waxaa la sugayaa 1 saac oo kale markaas ayaa laga dhaqayaa
waxaa la samaynayaa 2 jeer toddobaad kasta
haddii Alle idmo waxaad arki doontaa timahaaga oo aan daadanaynin

daadashada timaha dad badan ayay haysataa, dadka bidaarta ku dhacdo marka hore timaha ayaa ka daata marka ay qubaysanayaan, daadashada waxaa lagu ogaadaa marka qofka uu shanleysanayo ama uu qubaysanayo, markaas ayaa la arkaa timahaaga oo soo go’aya
Timaha oo jarjarmayo marka aan qubeysanayo maxaa keeno
First, garlic is brought
then it is ground well
then olive oil is added
then the fire is removed for about 6 minutes
then they are warm and they are applied well to the head
then they are waited for another 1 hour and then they are washed
this is done 2 times a week
if God wills, you will see your hair not falling out
hair loss affects many people, people who suffer from baldness first lose their hair when they take a shower, the loss is detected when the person is combing or taking a shower, then you see your hair falling out
