Categories
Taariikda wadaadada

Waa kuma Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil

Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil    الشيخ مصطفى حاج إسماعيل هارون   wuxuu ka mid yahay culimada Soomaaliyeed oo looga dambeeyo taariikhda Islaamka. Sheekha wuxuu ku dheereeyaa Taariikhda iyo Siirada Nabiga -naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha haatee-. Sheekh Mustafa wuxuu akhriyay kutubta siirada sidoo kale Kutubta Taarikhda. Sheekha wuxuu kasoo jeedaa waqooyiga Soomaali. Sheekha casharro badan ayuu […]

Categories
Bulsho Society

Naag dheer iyo naag gaaban yaa qurux badan

Naag dheer iyo naag gaaban yaa qurux badan Naag qurux badan Gabar gaaban ama gabar dheer. Dad badan ayaa is weydiiya yaa soo jiidasho badan iyo qurux naag gaaban iyo naag dheer. Dhaqanka soomaalida waxaa aad loo jecel yahay gabadha dheer, gabar gaaban qurux ma laha. Laakin cilmi baaris la sameeyay waa lagu ogaaday haweeneyda […]

Categories
Caafimaadka Health

Afarta saliid dabiiciga oo timaha lagu dheereeyo

Afarta saliid dabiiciga oo timaha lagu dheereeyo Saliid timaha dheereysa aad baa loo raardiyaa sidoo kale daawada timaha lagu dheereeyo. Marka hore waxaa fiican inaad ka fogaato wax daawo ah oo timaha lagu dheereeyo, maxaayeelay daawada waxay wadataa kiimika oo dhib u keenayso timaha. waxaa ugu fiican oo timaha lagu dheereyn karo waa saliidahan dabiiciga […]

Categories
Caafimaadka Health

Afurka Caafimaadka leh bisha Ramadaan waa kee

Afurka Caafimaadka leh bisha Ramadaan waa kee Afurka caafimaadka leh waa muhim qofka sooman inuu cuno. laakin waa kee afurkaas waa su’aal mhim ah. Marka hore waxaad  ogaataa soonka ma aha bisha cuntada si dad badan ay u haystaan. maanta dunida muslinka dad badan ayaa u fahansan soonka inuu yahay bisha raashinka. waxaad arkaysaa dad […]

Categories
Bulsho Society

Gabdhaha WhatsApp raga kala xiriiro

Gabdhaha WhatsApp raga kala xiriiro WhatsApp wuxuu ka mid yahay baraha shukaansiga cusub, gabdhaha waagii hore raga taleefan ayay ku baadi goobi jireen, laakin hadda shukaansiga WhatsApp  ayuu noqday. dumarka qaar waxay ka raadiyaan raga barta WhatsAppka,  gabadha nambar ayay qoraysaa way ku nasiibsanaysaa, sidoo kale wiilka wuxuu qorayaa nambar wuu ku nasiibsanaa naag iyo […]

Categories
Caafimaadka Health

Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya oo dabiici ah

Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya oo dabiici ah Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya, oona dabiici ah sidoo kale dareen kacsi leh siiya raga iyo dumarka, biyaha manida aad u badiya waa kuwan: 1-Toonta Toonta waxay mifd tahay waxyaalaha badiya biyaha ama manida raga, sidoo kale waa daawo u fiican cudurada qaar, toonta waxay […]

Categories
Bulsho Society Fatwada Sharxidda Axaadiista

Ajirka laga helo qof sooman in la afuriyo

Ajirka laga helo qof sooman in la afuriyo Qof muslin oo sooman in la afuriyo ma aha wax yar, waxaa laga helaa ajar aad u weyn, ajirka laga helo axadiis ayaa sheegtay, wayba ka sii daran tahay marka uu yahay qofkaas qof dan yar ah. Nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee- waxa uu […]