Categories
News Sawirada

Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia

Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia Dalka Austaralia oo sawirada Rw New Zealnad Jacinda Ardern lagu dhejiyay iyadoo qoorta galinayso qof Muslin ah. taasna waxaa loo sameeyay Munaasabadda bisha Ramadan. dadka degan dalkaas ee Muslinka ah ayaa loogu tahniyadaynayaa.  sawirada oo meelo badan lagu dhejiyay bisha Ramadaan awgeed. waxaana lagu qoray  Salaam oo […]

Categories
News

Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina

Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina Waxaa soo weerartay habeen leyl ah barambaro aad u badan Madina almunwara. Barambardaas oo lala yaabay sidey u badneyd. isla markii waxaa loo yeeray dadka cayayaanka la dagaallmao sidii loo nadiifin lahaa . arrintan waxay qabsatay sidoo kale masjidka Xaramka ee Makka muddo yar kahor waxaa lala yaaban […]

Categories
News

Calaamadaha Qiyaamo oo si cad usoo baxay

Calaamadaha Qiyaamo oo si cad usoo baxay Calaamad uu Nabiga SCW sheegay oo sanadahan dambe si cad usoo badatay calaamadaha qiyaama waxaa ka mid ah inuu qofka arko dhisme dheer iyadoo lagu tartamayo dhisidda guryaha dheer marka waxay ka mid tahay calaamadaha yaryar waxaan soo qaadanay 7 dhisme ugu dheer caalamka Burj Khalifa Dubai United […]

Categories
Bulsho Society

Xaaska beenta badan maxaa lagu gartaa

Xaaska beenta badan maxaa lagu gartaa Xaaska beenta badan ama naagta beenleyda ah oo ninkeeda beenta ku cabta waxay ku ridaysaa qoyskeeda meel xun. Beenta diinta islaamka way reebtay qofka beenta badan waligiisa wuxuu ku noolaanaa walwal iyo cabsi. Ninka iyo naagta marka ay is guursadaan waxaa la rabaa noloshooda inay ku salaysnaato run iyo  […]

Categories
Bulsho Society

Macnaha Ramadan English ahaan iyo Soomaali

Macnaha Ramadan dad ayaa isku dayay magaca inay kasoo saaraan waxyaalo macne oo fiican leh Ra’da waxay kasoo qaadeen in laga soo gaabiyay ereyga English Remember oo macnihiisu yahay xusuuso. A’da waxaa laga soo gaabiyay  Magaca Allaah Ma’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga engilishka Mornig oo laga wado Aroortii A’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga […]

Categories
Taariikh - History

Mercedes-Benz qofka sameeyay maxaa loo dhihi waayay midgaan

Mercedes-Benz qof kaste aqoon u leh gawaarida wuu yaqaanaa waxa ay tahay. laakin taariikhda ay soo bilaabatay waa waqti hore. waa diiwaangaliyay halabuurkeeda 1886 gaariga ay soo saarteyna wuxuu ku shaqeynayay bansiin. waxaad arkaysaa gaariga ugu horreeyay ay samayso wuxuu ahaa gaari u eg gaari dameer haddana waxaad u jeedaa gawaarida ay sameyso inay yihin […]

Categories
Fatwada

Dhadhamiska cuntada soonka goormuu jabiyaa

Dhadhamiska cuntada bisha soonka waa arrin ay fiican tahay in layska ilaaliyo. haddii aad awooddo inaad qiyaasto cusbada cuntada way fiican tahay. laakin haddii lagama maarmaan ay tahay inaad dhadhamiso waad dhadhamin kartaa. laakin waxaa shardi ah inaadan ku xeeldheeraanin dhadhamiska. haddii aad ku xeeldheeraato dhadhamiska soonka ayuu kaa jabiyaa. dhadhaminta waa inay noqotaa carrabka […]