Wax yaab leh ayaan ku arkay xaaskay sababtuna waa Whatsapp

Wax yaab leh ayaan ku arkay xaaskay sababtuna waa Whatsapp Su’aasha: SCW bahda daruur wax yaab leh ayaan ku arkay xaaskay aniga waxan ahay aroos cusub wali bil ima dhamin, mar ayan usoo galay naagtay iyadoo mobelkeeda haysata waxan rabay inaan eego telkeeda WhatsApp ayaa u furaa kaftan ahan ayaan weydiiyay inaan arko waxan arkay […]
Raga gabdhaha ka ugaarsada baraha bulshada

Su’aasha: Asc wll waxa jira wiil aan iska baranay meel alaad ah wiilka kaftankayga iyo sheekadayda ayu Aad uga helay Ana saaid baa uga helay isago wajigisa Cidna aan tusin bu ii tusay marka game la ciyaraayo anigo kaliya ayu jecel yahay ina la ciyaaro ana waa iska adkeeya dad kale aya la ciyaara heer […]
Gabadh xaas ah ninkeedu siinayo jacayl oo nin kale raadinayso maxaa la dhihi karaa

Su’aasha: Wll su’aashayidu waxa weeyan, gabadh nin qabo uu siinayo jecel fiican, raaxo macaan iyo wanaag farabadan marka haday gabadha xaaskisu nin kale xirir la yeelato gabadha arintaas maxa ku kalifay baa ladhihi kara, fadlaan jawaab dag dagan uga baah’na mahad sanid. Jawaabta: Naag nin qabo haddii nin kale ay xiriir la samayso waa naag […]
Guruubyada WhatsApp ee galmada lagu faafiyo xukunkooda muxuu yahay

Guruubyada WhatsApp ee galmada lagu faafiyo xukunkooda muxuu yahay Su’aasha: Waxaa jirta dhalinyaro Soomaaliyeed oo guruubyo u sameystay siday iskula wadaagi lahaayeen muuqaalada ay ugu yeeraan kala kicis oo ah muuqaalo qaawan oo galmo ka sameysan kuwaas oo kale qofka haduu ku darsado maxay la macno tahay mahadsanid. Jawaabta: Shaki kama taagna inay xaaraan tahay […]
Ninkey dumar ayuu u galaa baraha bulshada ila taliya

Ninkey dumar ayuu u galaa baraha bulshada ila taliya Su’aasha: Ninkayga waxaan ku arkay asoo la raaxaysanayo gabar oo khadka ku jirta mar kaste wuu iga qariyaa habeen waxaan ku qabtay asoo siigaysanaayo wax aan sameeyo ma garanayo markan kala hadlay waa xanaqay wuxuu igu yiri adaa sabab u ah waxan sameyay. maxaan sameeyaa anigana […]
Qiso gaaban gabar WhatsApp guriga ka dumiyay

Qiso gaaban gabar WhatsApp guriga ka dumiyay Nin ayaa xaas lahaa aadna wuu u jeclaa xaaskiisa, ninkii wuu ka maqnaa gurigiisa, gobol kale ayuu shaqo u joogay, ninkii mar kaste ayuu xaaskiisa kula sheekaysan jiray Whatsapka, habeen asoo la sheekaysanayo ayuu ku yiri hurdo ayaa i hayso caawa waan daalanahay mar kale ha noo ahaato, […]
Dumarka la qabo oo nin kale eego

Dumarka la qabo oo nin kale eego Waxaa ugu xun adduunka naag nin qabo oo nin kale wax ka raadinayso, waayo ma jiraan wax ku kallifaya arrinkaas, jacaylka ay u baahan tahay way haysataa galmana way haysataa, marka maxaa ku kallifaya nin kale inay raadiso oo ay shukaansi la gasho. taas waa dhilanimo iyo edbdarro, […]
