Subax kasta basbaas ayaan quraacda ku darsadaa dhib ma keenaa

Su’aasha: Subax kasta Qaji (Basbaas) Ayaan Quraacda Ku darsadaa Kawaran Wax Dhibaato Ah Ma igu Keenaysaa Markaan Cuntada Kudarsado Kadib Waxaan Dareemaa Firfircooni Saaid Ah Sidoo Kale Waxtarkeeda iisoo Sheeg Jawaabta: Basbaaska aad buu u fiican yahay, siiba midka guduudan, wax dhib ah kuuma keenayo haddaadan iska badinin, faa’idooyin badan ayuu leeyahay xagga caafimaadka, raganimada, […]
Filfil madow raga sidey ugu roon tahay xagga awoodda

Filfil madow raga sidey ugu roon tahay xagga awoodda Su’aasha: SWC Filfil madow sax miya inuu raga u kordhinayo awooda raganimada sheekadas maxaa jira waxan idnka raba inaad ii sheegtaan waxtarka uu leeyahay filfil madowga gaar ahaan xaga sariirta. Jawaabta: Guud ahaan filfilmadowda waxay ka mid tahay waxyaalaha cuntada lagu maceeyo oo siisa dhadhan aad […]
Basbaaska biyaha ninka siduu u kululeeyo

Basbaaska biyaha ninka siduu u kululeeyo Su’aasha: waxan rabaa inan ogado naagta ma dareemi karta kulayla basbaaska hadi ninkeda uu basbaas cunayo, waxan maqlay biyaha ninka basbaaska cunaya nagta way guban hadalkas sax miya malaha dhihi karaa ninka biyaha kulul waa qofka basbaaska cunaayo, mahadsanidin. Jawaabta: Basbaaska kaalin weyn ayuu ka cayaaraa biyaha manida, wuu […]
Basbaaska guduudan arag jirkaaga waxa uu ku sameeyo

Basbaaska guduudan arag jirkaaga waxa uu ku sameeyo Basbaaska guduudan arag jirkaaga waxa uu ku sameeyo Basbaaska guduudan waxtarka caafimaad uu leeyahay aad buu u badan yahay. daraasooyin badan ayaa lagu ogaaday waxtarka uu leeyahay basbaaska guud ahaan kan guduudan gaar ahaan. qofka aad u cunaya faa’idooyinkan ayuu ka helayaa. 1-wuxuu gubaa baruurta jirka 2-caloosha […]
Basbaaska guduudan iyo raaxada sariirta

Basbaaska guduudan iyo raaxada sariirta Waxaa la sheegaa cuntada basbaaska leh inay u fiican tahay xididaha dhiigga siiba basbaaska guduudan wuxuu furaa xididaha rag iyo dumarba waxay siinayaan dareen galmo, raaxada ninka ama naagta waxay ku jirtaa galmada toosan taas oo laga wado galmo jacayl leh oo xaaska ay ku qanacsan tahay oo ay ku […]
Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya oo dabiici ah

Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya oo dabiici ah Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya, oona dabiici ah sidoo kale dareen kacsi leh siiya raga iyo dumarka, biyaha manida aad u badiya waa kuwan: 1-Toonta Toonta waxay mifd tahay waxyaalaha badiya biyaha ama manida raga, sidoo kale waa daawo u fiican cudurada qaar, toonta waxay […]
