Su’aasha: Dhib ayaa i haysto xaaskayga waxan qabaa 12 sano ilmo ayay ii haysaa waxaan ka reebi la’ahay galitaanka baraha bulshada way ku waalan tahay waxan ku qabtay iyadoo niman kale la sheekaysanayo waxay igu tiri mar kale uma labanayo iyadoo sidaas ay tahay aniga kama gaabiyo jacayl iyo raaxo iyo istiin dhinac kaste waan […]
