Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen

Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen. February 20 , 1910. Photo by Angelo Ghirelli, lagu soo daabacay wargayska ” Lillustarzione italiana Sida la og yahay koonfurta soomaali waxaa ku gumaystay Talyaani waqooyigana Ingiriis sawirka waxaa ka muuqdo sidey u labisnaayeen soomaalida. Marka loo laabto […]
Taariikh nololeedka Maxamed Xuseen Rooble RW cusub

Taariikh nololeedka Maxamed Xuseen Rooble RW cusub Madaxweynaha dowladda federaalka Farmaajo ayaa u magacaabay 17-ka bisha 9-aad 2020 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mohamed Hussein Roble. Ninkan oo baddalay Xasan Cali Khayre oo xilka laga qaaday dhowaan, markii ay khilaafaad soo dhexmareen isaga iyo madaxweynaha soomaaliya kaddib. Waxaa la sheegay ra’iisul wasaaraha cusub inuu kasoo jeedo gobolka […]
Dhulka NFD wax ka ogow oo lagasoo gaabiyay Northern Frontier District

Dhulka NFD wax ka ogow oo lagasoo gaabiyay Northern Frontier District NFD waxaa lagasoo gaabiyay kalmadaha ah: (Northern Frontier District) oo laga wado (Degmada Xuduuda Waqooyiga) waa dhul soomaaliyeed oo aad u baaxad weyn. Waxaana la qiyaasaa in magaca loo bixiyay 1902. Xuduudka halkaas waxaa loo […]
Feeradii awoowahawaaga iyo xusuuta dalka

Feeradii awoowahawaaga iyo xusuuta dalka Historic coal iron. happy memories Waxaa laga yabaa feeradan dad badan inay arkeen qaarna hadda wali ay adeegsanayaan. Waa feerada taariikhiga ee soomaalida oo dhan ay wada yaqaanaan siiba jiilka hore oo joogay xilligii Maxamed Siyaad Barre. Feerada dhuxusha oo waagii hore caalamka oo dhan laga isticmaali jiray. Hadda aad […]
Waa kuma Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil

Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil الشيخ مصطفى حاج إسماعيل هارون wuxuu ka mid yahay culimada Soomaaliyeed oo looga dambeeyo taariikhda Islaamka. Sheekha wuxuu ku dheereeyaa Taariikhda iyo Siirada Nabiga -naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha haatee-. Sheekh Mustafa wuxuu akhriyay kutubta siirada sidoo kale Kutubta Taarikhda. Sheekha wuxuu kasoo jeedaa waqooyiga Soomaali. Sheekha casharro badan ayuu […]
Istunka Afgooye iyo Saldanada Galadi 1950

Istunka Afgooye iyo Saldanada Galadi 1950 Sawirkan waa sawir qadiin ah, muujinaya cayaaraha istunka markuu ahaa sanadka 1950-kii. meeshana waa degmada Afgooye. waxaa la og yahay beesha Galadi oo degta degmada Afgooye waxaa ahayd saldanad xukunta lagasoo bilaabo Magalaada Muqdisho ilaa baardheere. Beesha Goobroon oo ah boqortooyada Galadi ayaa ka talinayay saldanada Galadi. Cayaarta istunka […]
Qabiilka ugu geesisan Soomaaliya

Qabiilka ugu geesisan Soomaaliya soomaali ugu geesisan dad badan ayaa raadiya, waxay ka raadiyaan dadka Google si ay u helaan hadal ama qoraal ka jawaabaya su’aashan: Waxaa marka hore mudan in la ogaado dadka soomaaliyeed guud ahaan waa dad geesi ah beel kaste haka mid ahaadaan geesiyaasha. Geesinimada waa maxay? Geesi waxaa la dhahaa qofka […]
