Afur wanaagsan oo caafimaadka u roon Sida la og yahay soonka waa fursad qaali ah xagga cibaadada, taas waxaa kuu sii dheer inuu yahay furad qaali xagga caafimaadka. Laakin sidee baa qofka uu uga faa’ideysan karaa soonka xagga caafimaadka? Afurka waa inuu ku dadaallaa, ku dadaalka afurka lagama wado in layska badiyo afurka, ee waxaa […]
