Hooyadey fidro ma siin karaa mana iga gudmeysaa

Su’aasha: Asc sxb waxaan ku weydiina su aal si dhaqsi leh iigu soo war celi marka nio ani iyo aabe ayaa isla nool marka Aabe ayaa shaqeeya marka fidradeyda iyo tiisa isagaa bixiyo sanad walba marka aniga iyo aabahay fidradeena hadaan hooyadey oo meel kale dagan siino ma naga baxaysaa ta kale Hooyo iyo aabe […]
Dadka xadrada xoolaha ku gowraco lacag ma siin karaa

Su’aasha: Asc Daruur.com, ugu horray ilaaaybaa mahadleh iwaafajiyay inan helo webkan qiimaha badan,, marlabaad waxaan umahadcelinayaa hawlwadeenada iyo aqoonyahannada kala duwan ee ka hawlgala webkan,, su aashaydu waxa weeyaan magaaladan aan daganahay waxa jira shakhsiyaad meheradaha ganacsiga soo Mara kadibna waydiinaya lacag iyagoo leh waanu ku ducaynaynaa oo xoolo ayaa laqalayaa si uu ilaahay abaaartan […]
Aayadaha iyo axaadiista sakada ee ugu muhiimsan

Aayadaha iyo axaadiista sakada ee ugu muhiimsan Sakada waa tiirka seddexaad ee islaamka oo salaadda iyo labada shahaado kadib imaanaya, Quraanka ma kala reebo salaadda iyo zakada inta badan. Taas waxay tilmaamaysaa meesha ay ka taagan tahay sakada diinta islaamka, wuxuu yiri (SW): {وَأَقِيمُوا الصَّلاةَ وَآتُوا الزَّكَاةَ وَارْكَعُوا مَعَ الرَّاكِعِينَ} (Ooga salaada, hixiyana sakada, lana […]
Wanaaga aad u qaban karto aabahaaga dhintay

Wanaaga aad u qaban karto aabahaaga dhintay Su’aasha: Walal marxaladaha qaar Murugo ayey igu abuuraan noloshayda mugdi ayey gasha farxad ma dareemo abahay Aya dhintay March 24 2021 Waan uu xiisa waana uu duceya waxna waa uu baxsha wll hal marxalad wan dhibsado marka arko Waxan xasuusta abahay marxaldahi adka dhan aya igu so baxaya […]
Zakaatu fidriga goormay ku eg tahay dal kale malagu bixin karaa

Su’aasha: Dad badan ayaa joga wadamada yurub oo an heli karin maskiin ama faqkiir ay siiyan sakada fidriga ama daqarsoonka waxa loo yaqaano, qofka hadduu u diro soomaali ma ansaxysaa, teeda kale qofka ma inuu bixiyo miya salaada ciida kahor mise waa bixin karaa salaada kaddib? Jawaabta: Culimada badankooda way oggol yihiin in lagu bixiyo […]
Diinta iyo waxbixinta axaadiis muhim ah

Diinta islaamka aad ayay ugu boorrisay dadka tabaalaysan in wax la siiyo, taas waxay nabad u keentaa bulshada, maxaayeelay dadka tabaalaysan haddii aan wax la siinin dadka lacagta haysta ayay xasdayaan markaas waxaa badanaya dhaca iyo boodka sidoo kale dilka, laakin qofka hodonka ah markuu wax siiyo qofka saboolka bulshada jacayl ayaa ka dhalanaya, nusuus […]
Naxariista Alle (SW) iyo ducada aqbalka meelaha laga helo

Naxariista Alle (SW) iyo ducada aqbalka meelaha laga helo Aduunka waa daar imtixaan dadka way ku kala duwan yihiin awoodda iyo hantida iyo aqoonta. Dad waa heer sare dhinaca aqoonta dadna waa hoos dad hanti ayaa la siiyay dadna faqri ayaa hayo. Marka waxaas oo dhan waa imtixaan, qofka Ilaahay uu siiyay hanti waxaa laga […]
