Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada yaraanshaha naasaha dumarka

Riyada yaraanshaha naasaha dumarka Riyada: Waxaan idinka rabaa inaad ii fasirtaan  gabar haddii ay ku riyooto iyadoo naaskeea aad u yaraaday wuxuu noqday wax aad u yar sida yaanyada yar  oo kale  riyadaas maxay noqonaysaa fadlan si dhaqsi iigusoo fasira wax mioya amise wax fican Fasirka: Naaska gabadha guud ahaan wuxuu tilmaamaa nolosha iyo barwaaqada […]

Categories
News

Pakistan oo diidday inay sacuudiga la safato

Warar cusub ayaa waxay sheegayaan inuu diiday rw dalka Pakistan Cimraan Khaan inuu garab istaago ama la safto dalka Sacuudiga lidka Iran. wuxuu yiri Cimraan Khaan: aniga ma awoodo inaan idin la safto, waayo amaanka Pakistan ayaa wax soo gaaraya haddan qolo la safto. sida la sheegay sacuudiga wuxuu rabay inuu carabta isu keeno si […]

Categories
Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Tafsiirka aayadda Soonka lagu waajibiyay

Tafsiirka aayadda Soonka lagu waajibiyay Soonka wuxuu ka mid yahay tiirarka islaamka shanta ah Alle wuxuu ku waajibiyaya umadda islaamka siduu ugu waajibiyay umadaha kale naga horreeyay Allw wuxuu leeyahay: {يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا كُتِبَ عَلَيْكُمُ الصِّيَامُ كَمَا كُتِبَ عَلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِكُمْ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ}  (Kuwa xaqa rumeeyow waxaa laydinku waajibiyay Soonka sidii loogu waajibiyay […]

Categories
News Sawirada

Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida

Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida Sawirada waxay ku faafeen baraha bulshada. waxaa la sheegay in Farmaajo iyo Xaaskiisa ay ka qaybgaleen nadaafadda caasimadda dalka Itoobiya   Addis ababa . Waxaa ku jira sawirka RW Itoobiya Abiy Axmed oo iyaga la shaqaynaya. Sawirkan haddii uu sax yahay kuma habboona madaxweynaha soomaali inuu sidaas u dhaqmo. Farmaajo wuxuu […]

Categories
News Sawirada

Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore

Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore Maxamed Salaax waa laacib oo hadda caan ah. wuxuu kasoo jeedaa dalka Masar wuxuu hadda u cayaaraa kooxda Liverpool  ee dalka UK. sawirka halkan idin ka muuqda waa sawir hore markuu Maxamed Salaax uu barbaranayay sida loo cayaaro kubbadda. Waxaa la sheegay dhowr koox ayaa soo diidday dalka Masar […]

Categories
Caafimaadka Health

8 Waxyaalood Raganimada kaa burburin karto

8 Waxyaalood Raganimada kaa burburin karto Raganimada ma aha wax sahlan, waa wax qaali ah, raganimada waxaa laga wadaa hadda awoodda galmada ama qancinta naagtaada aad ku qancin karto raaxada sariirta. Sideed arrin ninka raganimada ka burburiso oo caafimaadka jirkiisana dhib u keento iyo daawada raga Dhakhaatiirta waxay sheegeen siddeed waxyaalood oo ay dadka qaar […]

Categories
News Sawirada

Ahmed Madoobe oo afur u sameeyay dhalinyarada Kismaayo

Ahmed Madoobe oo afur u sameeyay dhalinyarada Kismaayo Madaxweynaha dowlad goboleed ee Kismaayo Axmed Islaam ayaa waqti la qaatay dhalinyarada ku nool maamulka jubbaland . Ahmed madoobe ayaa wuxuu u sameeyay dhalinyarada afur oo baaxad weyn sawirada ayaad ka fahmi kartaa inay farxad ka muuqato dadka meesha kasoo qaybgalay. Kismaayo oo ka mid ah meelaha […]