Wiil yar Maxamed Salaax dartii u dhaawacmay Video

Wiil yar Maxamed Salaax dartii u dhaawacmay Video Wiil yar u dhashay dalka UK ayaa Maxamed Salaax arkay markaas ayuu usoo orday wuxuu ku dirsaday baallaha nalka markaas ayaa sanka dhaawac kasoo gaaray, maxamed salaaxa markuu arkay gaarigiisa ayuu uga soo degay markaas ayuu sawir la galay daawo muuqaalka: https://www.facebook.com/BBCnewsArabic/videos/960393520981843/ The British child took […]
Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore

Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore Maxamed Salaax waa laacib oo hadda caan ah. wuxuu kasoo jeedaa dalka Masar wuxuu hadda u cayaaraa kooxda Liverpool ee dalka UK. sawirka halkan idin ka muuqda waa sawir hore markuu Maxamed Salaax uu barbaranayay sida loo cayaaro kubbadda. Waxaa la sheegay dhowr koox ayaa soo diidday dalka Masar […]
