Hadiyadda Axmed Madoobe ay Kenya siisay

Hadiyadda Axmed Madoobe ay Kenya siisay Hadiyadda ay Kenya siisay Axmed Madoobe sida ka muuqata sawirka amin arts. wali kama harin amin arts Axmed Madoobe. Sawirka waxaa ka muuqda funaad oo loo hadiyaynayo Axmed Madoobe. Kismaayo ayaa wali foodda u saaran doorasho adag meelo badan loollan kaga jira. Axmed Madoobe iyo Kenya maxaa ka dhexeeya […]
Hodan Naaleeye maxaa lagu xusuustaa

Hodan Naleye oo si fudud ugu dhex faaftay bulshada Soomaaliyeed waxay dhexgashay dadka oo dhan. madaxda iyo dad weynaha waxaad ka garan kartaa sawirada ay ka qaadeysay dadka ay la kulmayso. sawirada Hodon Naleye ayaa astaan u ah qaabka ay soomaalida u dhexgashay iyadoo aan si fiican u garanaynin afka soomaaliga iyadoo kusoo barbaartay bulsho […]
Hodan Naleye ma dil qorshaysan baa lagu dilay

Hodan Naleye ma dil qorshaysan baa lagu dilay Hodan Naleye waxay ahayd gabar Soomaliyeed oo dalka u timid inay bulshada isu keento oo ay u adeegto oo ay soomaalida dalkooda jecleysiiso. laakin waxay ku dhimatay weerarka Hotel kismaayo ku yaalla. Haddaba dilalka qorshaysan oo ay ku laaynayaan dadka naxariista ay ka dhammaatay wax yar ma […]
Xiriirka Axmed Madoobe iyo Al-shabaab by amin arts

Axmed Madoobe oo ahaa hoggaamiye kooxeed ayaa hadda Kismaayo madax ka ah. dad badan ayaa waxay aminsan yihiin inuu xiriir la leeyahay kooxda alshabaab. Sawirka amin arts wuxuu tilmaamayaa arrintaas, sidoo kale qaraxa Kismaayo ka dhacay ayaa waxaa la dhihi karaa wax tilmaamaya xiriirkaas. waxaa la sheegay qaraxaas in lagu dilay nin musharax ahaa. waa […]
Hodan Naleye iyo siday dadka dilkeeda uga hadleen

Hodan Naleye oo ahayd gabar soomaaliyeed oo dhalasho Canada haysata. hodan waxay ahayd qof wariye oo TV lahayd lagu magacaabo Integration TV, waxay ka hadli jirtay arrimaha soomaaliya nolosha bulshada Soomaaliyeed Youtube ayay ka wada buuxaan muuqallada ay dadka ku wareysan jirtay Integration TV. Hodan marka lagu dilay qaraxa aad ayaa looga hadlay dilkeeda wargeysyo […]
Hodan Naleye Video warka Af-soomaali ay ku akhrinayso

Hodan Naleye Video warka Af-soomaali ay ku akhrinayso Hodan Naleye iyo Ninkeeda iyo dadka kale lagu laayay soomaali gaar ahaan Kismaayo, ma aha qorshe yar, ee waa qorshe aad u weyn weyn. marka aad u laabato Hodan Naaleye hadaladeeda iyo fikirkeeda waxay ahayd gabar soomaaliyeed dareentay qiimaha dalkeeda, waxaad dareemi kartaa siday u jeclaatay dadka […]
Hodan Naleye iyo dardaaranka ay soomaalida u dhaaftay Video

Muuqaal muujinaya Hodan Naleye inay dareentay waxyaalo badan oo nolosha ka mid ah. waxay ku sheegtay muuqaalkan qofka markuu diinta fahmo inuu wax badan nolosha ka ogaanayo, noloshiisana ay is baddalayso. Hodon oo ahayd gabar soomaaliyeed oo ka fikireysay dalkeeda iyo dadkeeda soomaaliyeed. waxayna sheegtay inay soomaalida ay jeceshay. daawo muuqaalkan video oo ah dardaaranka […]
