Ahmed Madoobe oo afur u sameeyay dhalinyarada Kismaayo

Madaxweynaha dowlad goboleed ee Kismaayo Axmed Islaam ayaa waqti la qaatay dhalinyarada ku nool maamulka jubbaland .

Ahmed Madoobe oo afur u sameeyay dhalinyarada Kismaayo
Ahmed Madoobe oo afur u sameeyay dhalinyarada Kismaayo

Ahmed madoobe ayaa wuxuu u sameeyay dhalinyarada afur oo baaxad weyn

sawirada ayaad ka fahmi kartaa inay farxad ka muuqato dadka meesha kasoo qaybgalay.

Kismaayo oo ka mid ah meelaha ugu fiican soomaaliya dhanka beeraha iyo khayraadka badda.

Leave a Reply