Riyada yaraanshaha naasaha dumarka

Riyada:

Waxaan idinka rabaa inaad ii fasirtaan  gabar haddii ay ku riyooto iyadoo naaskeea aad u yaraaday wuxuu noqday wax aad u yar sida yaanyada yar  oo kale  riyadaas maxay noqonaysaa fadlan si dhaqsi iigusoo fasira wax mioya amise wax fican

Riyada yaraanshaha naasaha dumarka
Riyada yaraanshaha naasaha dumarka

Fasirka:

Naaska gabadha guud ahaan wuxuu tilmaamaa nolosha iyo barwaaqada waa wax wanaagsan marka riyo lagu arko, maxaayeelay midka ilmaha lagu kuryio marka ay yar yihiin, nuugmada naaska ayay ku koraan caruurta.

naaska dumarka haddii uu noqdo mid xayeesi ah oo maqaar ah riyada waxay tusineysaa murug oo qofka lasoo gudboonaanayso oo la xiriirta dhaqaale la’aan ama ciriir nolosha kusaabsan, waxaa kaloo laga yaabaa naaska maqaarka keliya ah oo aan ahayn mid weyn oo tagan inuu tuso madhalaysnimo, sidoo kale naaska yar wuxuu tusinayaa inaadan heli doonin wax aad ku faraxdo oo noloshaada ay gali doonto walwal iyo walbahaar.

Riyada naasaha gabadha laga jarayo

Little breast in Dream

A woman’s breast generally indicates life and prosperity, which is a good thing when seen in a dream, because it is the one that children are breastfed with when they are young, and the breast grows in children. If a woman’s breast is a tender and leathery one, the dream indicates sadness that the person will face related to lack of money or a lack of life. A breast with only skin and not a large one may also indicate infertility. Also, a small breast indicates that you will not find anything to be happy about and your life will be filled with worry and stress.

Leave a Reply