Erdogan oo Sacuudiga dharka ka dhigay

Erdogan oo Sacuudiga dharka ka dhigay Madaxweynaha Turkey oo sheegay sababta ay uga hartay Pakistan inay ka qeybgasho shirka islaamiga ee lagu qabanayay magaalada Kuala Lumpur ee dalka Malaysia Erdogan oo yiri: sacuudiga wuxuu ugu gooddiyay Pakistan inuu kasoo tarxiilayo dalkiisa afar malyan shaqaale oo u dhashay dalka Pakistan booskoodana oo galin doona dad u […]
Pakistan calan maxay lo’ ugu sawirtay sheeko cajiib ah

Pakistan calan maxay lo’ ugu sawirtay sheeko cajiib ah Waxaa la og yahay India iyo Pakistan inay ku loollamayaan gobolka Kashmiir, india ayaa la sheegay inay amar ku bixisay in iidankooda ay toogtaan meel kaste ay ku arkaan calanka dalka Pakistan, marka Pakistan waxay sameeyeen arrin cajiib ah, calankooda ayay ku sawireen lo’da. waxaa la […]
Pakistan oo diidday inay sacuudiga la safato

Warar cusub ayaa waxay sheegayaan inuu diiday rw dalka Pakistan Cimraan Khaan inuu garab istaago ama la safto dalka Sacuudiga lidka Iran. wuxuu yiri Cimraan Khaan: aniga ma awoodo inaan idin la safto, waayo amaanka Pakistan ayaa wax soo gaaraya haddan qolo la safto. sida la sheegay sacuudiga wuxuu rabay inuu carabta isu keeno si […]
Sawirada diyaaradda India ooy Pakistan soo ridday

Saaka waxay soo rideen ciidanka cirka dalka Pakistan labo dayuurad dagaal oo ay leedahay dowladda India, marka ay soo weerareen kaddib Kashmir halkaan ka akhriso faahinta: War degdeg Pakistan oo labo diyaarad dagaal soo ridday
Pakistan oo labo diyaarad dagaal soo ridday

Pakistan oo sheegtay inay soo ridday labo diyaarad dagaal ay leedahay India. marka ay weerar kusoo qaadeen kaddib Kashmir . Pakistan oo sheegtay hal duulay inay nolol ku qabatay oo hadda ay hayso dayuuradaas oo weerar kusoo qaadday dalka Pakistan sawirada diyaadda oo holcaysa
