Yahuuda Hada joogta ma waxay kasoo faracmeen Reer binu Israiil

Yahuuda Hada joogta ma waxay kasoo faracmeen Reer binu Israiil

Su’aasha: Asc waxaan aqrisaday buug ka hadlaya Yahuuda oo uu qoray Nin iran u dhashay Wuxuu sheegayaa in yahuuda Hada ku Sugan bariga dhexe ee Israel la baxday aysan aheyn Yahuuda asalka aheyd ee kasoo faracantay Nebi Ibraahim Lana dhashay carabta yahuuda Hada joogta Yahuudii reer binu Israiil ee Nebi Ibraahim kasoo faracantay miyaa ? […]

Gabadha Qaasim Suleymaani oo hub qaadatay

Gabadha Qaasim Suleymaani oo hub qaadatay

Gabadha Qaasim Suleymaani oo hub qaadatay Zaynab gabadha Jeneral Qaasim Sulaymaani oo maanta hadal ka jeedisay khudbadda jimacaha kaddib magaalada Karmaan ee dalka Iran. waxay hadalka jeedisay iyadoo qori wadata taas oo ay ka wadday inay waddada aabbaheeda ku taagan tahay. Qaasim Suleymaani oo ahaa ninka isku xira Iran iyo kooxahaha ay taageerto. Qasem Soleimani’s […]

Iran oo weerartay Saldhig maraykan leeyahay

blank

Ciidamada Iran oo weerar gantaal ku qaaday saldhig militari ku yaalla ciraaq. waxaa iska lahaa maraykanka waxaa la sheegay in lagu dhuftay 12 gantaal plastic ah talefiishanka Iran wuxuu sheegay inay ciidan badan ku dhinteen Gantaanla la aeegsaday waa Qiyaam. halkan ka daawo muuqaalka gantaalada marka la tuurayay https://www.facebook.com/almayadeen/videos/1030276950703965/   

Iran oo ciidamada Maraykanka O galisay

القوات الأميركية في الشرق الأوسط ستكون في مرمى النار الإيراتية.

Iran oo ciidamada Maraykanka O galisay Iran oo isku diyaarinayso inay ka jawaabto dilka Qaasim Suleymaani waxaa la faafiyay kaarto tilmaamysa ciidanka maraykanka saldhigyadooda ee ku sugan dowladaha khaliijka sida muuqata Iran O ayay galisay maraykanka waayo Iran waxay gacanta ku haysaa Lebanon ilaa Yemen marka ciidanka maraykan isaga O ku jira. kaartandan waxaa ku […]

Mahathir Mohamad oo si kulul uga hadlay dilka Qaasim Suleymaani

blank

Mahathir Mohamad oo si kulul uga hadlay dilka Qaasim Suleymaani Wuxuu yiri Mahathir Mohamad raisulwasaaraha dalka Malaysia: dowladaha islaamka waxaa waajib ku ah inay midowbaan si ay isaga ilaaliyaan halis shisheeyaha, wuxuu ku tilmaamay dilka uu dilay maraykanka Qaasim Suleymaani inuu yahay mid aan ku salaysanayn akhlaaq wuxuu u sheegay suxufiyiinta in la gaaray xilliga […]

Gabadha Qaasim Suleymaani oo Trump u gooddisay

Gabadha Qaasim Suleymaani oo Trump u gooddisay

Gabadha Qaasim Suleymaani oo Trump u gooddisay Waxay tiri gabadha uu dhaliyay hoggaamiyihii lagu dilay Ciraaq: “ha ogaadaan dadka kibirka adduunka ku haya inuu yahay qabliga shacabka Iran meesha uu degan yahay shahiidkeena” Waxay tiri: “Trumpow waxaad ka shaqaynaysaa inaad kala gayso Ciraaq iyo Iran, laakin waxay keentay xumaantaada inay si fiican u midoobaan”. waxay […]

Murshidka Iran oo familka Qaasim Sulaymaani booqday

Murshidka Iran oo familka Qaasim Sulaymaani booqday

Murshidka Iran oo familka Qaasim Sulaymaani booqday Murshidka Iran Cali Khaamina’i oo booqday guriga Qaasmin Suleymaani si uu ugu tacsiyeeyo familka Suleymaani. Wuxuu meesha ku qaabilay Xaaska Suleymaani iyo ilmihiisa.   Sawirada waxaa laga qaaday markuu joogay guriga Qaasmin Suleymaani oo lagu dilay magaalada Baghdaad caasimadda dalka Ciraaq.   Iran’s Supreme Leader Visits Qasem Soleimani’s […]