Riyada yaraanshaha naasaha dumarka Riyada: Waxaan idinka rabaa inaad ii fasirtaan gabar haddii ay ku riyooto iyadoo naaskeea aad u yaraaday wuxuu noqday wax aad u yar sida yaanyada yar oo kale riyadaas maxay noqonaysaa fadlan si dhaqsi iigusoo fasira wax mioya amise wax fican Fasirka: Naaska gabadha guud ahaan wuxuu tilmaamaa nolosha iyo barwaaqada […]
