Categories
News Sawirada

Xulka Sawirada dadka ka qalinjabiyay jaamacadaha

Xulka Sawirada dadka ka qalinjabiyay jaamacadaha Soomaali dadka joogo waxay aad ugu dadaalayaan waxbarashada, dagaalada dib ayay u dhigeen dalka, laakin hadda waxaad mooddaa dadka inay hurdada kasoo kaceen. jaamacado badan ayaa laga furay soomaali gaar ahaan magaalada muqdisho, wiilal iyo gabdho maanta waxay ku tartamayaan aqoon iyo waxbarasho tayo leh. sanad kaste jaamacadaha dalka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Naag la qabo ayaa jacayl iisoo bandhigtay ila taliya

Naag la qabo ayaa jacayl iisoo bandhigtay ila taliya Su’aasha: mudo sanad laga joogo waxan Facebook ka bartay naag la qabo waxayna jirtaa soddon sano oo kale waxay leedahay afar caruur iyadan aad ayay ii jeceshay maalin kaste waan isla xirirnaa waxaan u gala camera sheeko caadi ayan ka sheekaysaa kama sheekyso sheeko kacsi ama […]

Categories
News

Ninkeeda ayay xaniinyaha ka jartay

Ninkeeda ayay xaniinyaha ka jartay Dhacdo lagaga argagaxay ayaa ka dhacday dalka Uganda, haweeney 35 jir ayaa ninkeeda 46 jir  ah ka jartay xaniinyaha. Waxaa la sheegay naagta waxay ahayd naag khamriga aad u cabto marka ninkeeda wuxuu ku ciqaabayay inuusan u galmoonin, gogosha ayuu uga tagay. Maalin asoo ka yimid beertiisa ayuu iska hurday, […]

Categories
Caafimaadka Health

Sababaha keena fahandarida ama waxqabasho la’aanta

Sababaha keena fahandarida ama waxqabasho la’aanta Reasons for lack of concentration in the study Sababaha keena wax xifdinla’aanta Waxaa keena inaad wax xafidin wayso oo aad noqoto mid wuxuu barto illaawa dhowr waxyaalood. 1- Vitamiinada qaar inay jirkaaga ka maqan yihiin sida vitamin H marka ay jirka ka maqan yihiin waxaad dareemaysaa walwal badan. 2- […]

Categories
News

Wasiirka Howlaha guud iyo dhaqanka Soomaaliyeed

Wasiirka Howlaha guud iyo dhaqanka Soomaaliyeed Ing Saalax Sheekh oo ahaa wasiirka howlaha guud ayaa asaasay xisbi lagu magacaabo xisbiga Tiir. Ing. Saalax wuxuu ka mid yahay dadka daacadka u ah dalka Soomaaliyeed. waxaa la sheegay inuu si fiican u hormariyay wasaaradda Howlaha guud intuu wasiirka ka ahaa. waa yar yahay qof masuul soomaali ah […]

Categories
Bulsho Society

Maxay tahay cayaarta Yoga halkey kasoo jeeddaa

Cayaarta Yoga loo yaqaano waxay kasoo jeeddaa dalka hindi waa dhaqanka diinta hinduusiga iyo budida. Waxaa aad loogu faafiyaa dunida iyadoo laga dhigayo jimicsi caadi ah. waxaa kaloo laga dhigaa inay caafimaad leedahay waxaana u badan yogada dumarka. meelo badan ayaa u furan yoogada lagu sameeyo. dood weyn ayaa ka dhacday marka ay soo baxeen […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Macnaha xadiiska إن لربكم في أيام دهركم نفحات

 Macnaha xadiiska إن لربكم في أيام دهركم نفحات Xadiiskan wuxuu ka mid yahay axaadiista aadka loogu daliilsado bisha ramadaan, waxaa soo galaya waqti kaste qiime badan u leh cibaadada Alle waxaa ka mid ah bisha xajka la guto, sidoo kale maalmaha uu ilaahay ku amaanay kitaabkiisa. Xadiiska wuxuu leeyahay: ( إِنَّ لِرَبِّكُمْ عَزَّ وَجَلَّ فِي […]