Maxay tahay cayaarta Yoga halkey kasoo jeeddaa

Cayaarta Yoga loo yaqaano waxay kasoo jeeddaa dalka hindi waa dhaqanka diinta hinduusiga iyo budida. Waxaa aad loogu faafiyaa dunida iyadoo laga dhigayo jimicsi caadi ah. waxaa kaloo laga dhigaa inay caafimaad leedahay waxaana u badan yogada dumarka. meelo badan ayaa u furan yoogada lagu sameeyo. dood weyn ayaa ka dhacday marka ay soo baxeen […]
Waa maxay Yoga ma diinta Hinduusiga bay kasoo jeedaa

Yoga (jimicsiga yoga) waa dhaqan ka yimid dalka India waxaa lagu dhahaa afka hindiga: योग wuxuuna salka ku hayaa diinta Hinduusiyada (Hinduism) macnaheedana waxaa laga wadaa cibaado ku salaysan qaab jirka lagu carbinayo iyo nafta waxaa laga soo gaaray dadka haysta diinta Hinduism. Yoogada waa wax sal ku leh diinta Hinduusta. Waxaa la sameeyaa waxyaalo […]
