Taagnida Badan Iyo Fadhiga Badan Midkee Caafimaadka U daran

Su’aasha: Taagnida Badan Iyo Fadhiga Badan Midkee Caafimaadka U daran Jawaabta: Fadhiga ayaa daran maxaayeelay jirka wuxuu u baahan yahay dhaqdhaqaaq, laakin taagni kaliya waxay la mid tahay fadhiga taagnida waa in dhaqdhaqaaq la socdaa, sidoo kale qofka waa inuu labadaba isku helaa nasasho iyo socod, sidoo kale qofka hadduu maalin kaste soo taagan yahay […]
Socodka badan waxtarka uu caafimaadka u leeyahay

Socodka badan waxtarka uu caafimaadka u leeyahay Su’aasha: Socodka Badan Waxtar Intee Leeg Ayuu Leeyahay, Taagnida Badan Iyo Fadhiga Badan Midkee U Daran Xaga Caafimaadka Midkeese Ufiican Xaga CAAFIMAADka Jawaabta: Socodka aad buu jirka ugu fiican yahay, qofka wuxuu ka helaa caafimaad dhinac walba, fadhiga badan qofka jirrooyin badan ayuu ka qaadaa, farqi ayaa u […]
Qof caato ah oo miisaankiisa 50 ka hooseeyo haduu Jiim sameeyo ma dhaawac bey ku tahay

Su’aasha: Sxb aniga qof 50kiilo ka hooseeya miisaankiisa waxaana rabaa inaan jirkeyga dhiso oo jiim sameeyo marka waxaa maqlay qof caato ah haduu jiim sameeyo tiibisho ayaa ku dhaca marka anoo hada caato eh hadaan jiim sameeyo saameyn miyaa iga soo gaari karta si dhaqsi leh iiga soo jawaab su aashan mahadsanid Jawaabta: Jiimka waxaa […]
Jimicsiga jirka midabka caloosha miyuu badalaa

Jimicsiga jirka midabka caloosha miyuu badalaa Su’aasha: Asc wll waxaan ku waydiinayaa shalay eedaday ayaa i aragtay aniga oo aalmii taynaya markay bay iguu tiri eedo walaal kaa calooshiisa waa madow adna waa cadahee calooshaada yay san madoobaan oo markaa caloosha isku keentid kala bixisid hilib baa kadhacaya meeshana madow ayay noqo naysaa oo wll […]
Maxay tahay cayaarta Yoga halkey kasoo jeeddaa

Cayaarta Yoga loo yaqaano waxay kasoo jeeddaa dalka hindi waa dhaqanka diinta hinduusiga iyo budida. Waxaa aad loogu faafiyaa dunida iyadoo laga dhigayo jimicsi caadi ah. waxaa kaloo laga dhigaa inay caafimaad leedahay waxaana u badan yogada dumarka. meelo badan ayaa u furan yoogada lagu sameeyo. dood weyn ayaa ka dhacday marka ay soo baxeen […]
Yoga iyo caafimaad ma xiriir baa ka dhexeeya

Yogada sida la og yahay waa fal kasoo jeeda diinta Hinduusiga, gaalada ku nool addoonka aad bay ugu dadaalaan inay faafiyaan, dad badan ayaa laga dhaadhiciyay yogada inay tahay wax aad u fiican oo laga rabo qof kaste inuu sameeyo. haddaba waa maxay yoga ma caafimaadka ayay wax u tartaa? Yoogada ma aha kaliya jimicsi […]
