Hababka ugu fudud wax loo xifdiyo

Hababka ugu fudud wax loo xifdiyo

Hababka ugu fudud wax loo xifdiyo Su’aasha: Wll waxaan doonayaa inaad iga caawiso dhibaatada ilowshada wax xifdinta, haddiiba u jiro xalka ugu wanaagsan mahadsanid. Jawaabta: Hilmaanka ama illowshaha sababo badan ayuu ka dhalan karaa waxaa ugu muhiimsan: 1- qofka arrimihiisa inaysan habaysaneyn, taasoo laga wado qofka marka uu yahay qof aan nidaamsanayn oo waxyaalo badan […]

Nin iyo gabadhiisa dugsiga sare isla dhameeyay

Nin iyo gabadhiisa dugsiga sare isla dhameeyay

Ninkan oo u dhashay dalka Falastiin oo ku nool magaalada Gaza ayaa ku baasay imtaxaankii ugu dambeeyay ee shahaadada dugsiga sare waxaa lagu magacaabaa Yuusuf Alkhaalidi wuxuuna helay %66. Isla gabadhiisa ayaa la dhiganaysay dugsiga sare oo lagu magacaabo Liina Alkhaalidi iyaduna waxay heshay 92% Marka waxbarashada waqti  kuma eka ilaa aad ka dhimanayso waxbarashada […]

Qofka siduu isbadal Ku sameyn karaa

Qofka siduu isbadal Ku sameyn karaa

Su’aasha: Asc dhamman bahda daruur waan idiin salaamey salaan kadib waxaan ahay wiil dhalinyaro ah waxaan doonaya inaan isbadal Ku sameyn nolosheyda sidee midaas iigu suurta galeysa. Jawaabta: Isbadalka waa wax loo baahan yahay, qofka waa inuu naftiisa toosiyaa taasna waxay ku imaan kartaa labo arrimood: Tan koowaad: qofka muslinka inuu ka fikiro aakhiro iyo […]

Qofka sidee buu ku gaaraa guusha nolosha

Qofka sidee buu ku gaaraa guusha nolosha

Su’aasha: Sideen ku noqon karaa quf ka guuleysta noloshan Asbaabaha iisheega waxaa tihiin sxbka aan wax walbo weydiiyo. Jawaabta: Nolosha adduunyada saafi ma aha dhib iyo dheefba way wadataa, laakin qofka raba inuu nolosha ka guulaysto waa qofka Ilaahay ka baqa oo ku dadaala wixii naftiisa iyo ehelkiisa wax u taraya, qofka aan waqti iska […]

Arday dhagaha ka culus baan ahay caafimaadka ma baran karaa

Arday dhagaha ka culus baan ahay caafimaadka ma baran karaa

Su’aasha: Waxaan ahay arday waxaan rabaa inaad igala talisaan arin culays igu haysto Dhinaca maqal ayaa dhib kaqabaas xogaa way i culus yihiin Sidaas awgeed waxaan rabaa inaan barto HEALTH OFFICIAL DEPARTMENT HADDABA XAALADAYDA CAAFIMAAD MARKA LOO EEEGO MALAGAYABAA INAAN KABAXSAN WAAYO BARADHADEEDA MADAAMO INTABADAN QALAB LA ISTICMAALO OO DHINACA DHAGAYSIGA SIDA WIISTADA MIDAN LAGU […]

Waqtigee ugu wanaagsan ee wax la akhriyaa?

Waqtigee ugu wanaagsan ee wax la akhriyaa?

Su’aasha: Asc qabkee ugu wanagsan Oo ruuxa u murajiceyn ( revisions) kara caharkisa taaso ka sacideysa inu hilmamin. Waqtigee ugu wanaagsan ee wax la akhriyaa? Jawaabta: Qofka marka uu casharka qaato ayaa fiican inuu isla markii muraajaceeyo wixii uu fahmi waayo si dhaqsi u weyddiiyo macallinka casharka siiyay, ma aha inuu meel iska dhigo casharka […]

Meeqa bilood lagu baran karaa English-ka

Meeqa bilood lagu baran karaa English-ka

Meeqa bilood lagu baran karaa English-ka Su’aasha: Walaal waxaan rabaa inaan barto luuqada English ka Meeqo bil ayey igu qaadan kartaa hadaan Xoogga saaro barashada luuqadaas. Jawaabta: Barashada afka ingiriiska waxay u baahan tahay go’aan iyo dadaal sidoo kale afafka qalaad way la mid yihiin, af kaste waxaa loo maraa qaab gaar ah sidii loo […]