Wasiirka Howlaha guud iyo dhaqanka Soomaaliyeed
Ing Saalax Sheekh oo ahaa wasiirka howlaha guud ayaa asaasay xisbi lagu magacaabo xisbiga Tiir.
Ing. Saalax wuxuu ka mid yahay dadka daacadka u ah dalka Soomaaliyeed.

waxaa la sheegay inuu si fiican u hormariyay wasaaradda Howlaha guud intuu wasiirka ka ahaa.
waa yar yahay qof masuul soomaali ah sidaas sameyn kara.
Ing. Salah Sheikh, who was the Minister of Public Works, founded a party called the Tiir Party.
Ing. Salah is one of the most loyal people to the Somali country.
It is said that he has successfully developed the Ministry of Public Works while he was the Minister.
There are few Somali officials who can do that.
