Ninkeeda ayay xaniinyaha ka jartay

Dhacdo lagaga argagaxay ayaa ka dhacday dalka Uganda, haweeney 35 jir ayaa ninkeeda 46 jirĀ  ah ka jartay xaniinyaha.
Waxaa la sheegay naagta waxay ahayd naag khamriga aad u cabto marka ninkeeda wuxuu ku ciqaabayay inuusan u galmoonin, gogosha ayuu uga tagay.

Ninkeeda ayay xaniinyaha ka jartay
Ninkeeda ayay xaniinyaha ka jartay

Maalin asoo ka yimid beertiisa ayuu iska hurday, iyaduna waxay soo laabatay 10 -ka habeennimo, isagoo hurdaya intay mindi af badan usoo qaadayay ayay ka gooyasay qooraha iyadoo uga dhigayso ciqaab, wayna carartay, isbitaal ayaa loo qaaday ninka asoo xaaladdiisa ay khatar tahay oo dhiig badanna ka socda.

dumarka qaar waa cadow guriga kuu joogo, naag caqli leh ninkeeda sidaas kuma samayn karto. ninkeeda agteeda wuxuu ka yahay wax alaab oo kale ah siday doonto ayay ka dhigaysaa naagta marka ay doqon tahay.

 

A shocking incident has taken place in Uganda, where a 35-year-old woman has her 46-year-old husband’s testicles removed.
The woman was said to be a heavy drinker when her husband was punishing her for not having sex with him, leaving her in bed.
One day, he came home from his farm and slept, and she returned at 10 pm. While he was sleeping, she took a sharp knife and slit his throat as punishment, and fled. The man was taken to the hospital in critical condition and bleeding profusely.
Some women are enemies at home, a wise woman would not do that to her husband. He is like a piece of furniture around her, she makes the woman do whatever she wants when she is stupid.

Leave a Reply